Shahaado siinta Xildhibaanada oo maalintii Shanaad ka socota Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN)Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa maalintii shanaad wada bixinta shahaadada xildhibaanadda labada gole ee lasoo doortay.

Xarunta ay ka socoto Shahaado siinta Xildhibaannada ayaa waxaa ku sugan Xildhibaano badan oo ka tirsan labada Aqal, kuwaas oo Shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaannimo la siinayo.

Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran:

  1. Samira Maxamud Haji AS#51
  2. Saynab Ismail Mohamed AS#45
  3. Mohamed Abdi Osman AS#49
  4. Daud Abdikarim Sh Omar GSH#014
  5. Farhan Ali Hussein AS#47
  6. Abdulrahman Ahmed Osman GSH#010
  7. Mohamed Farah Nur GSH#192

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here