MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa sheegay in uu walaac ka qabo xaaladda amni ee dalka, oo marba marka kasoo dambaysa ay ka dhacayaan falal fool-xun.
“Dilal waxaa soo kordhay Meydadka baabuur in lagu xiro oo la jiidayo, waxaa sidaas sameynaya waa askartii dalka,” ayuu yiri Sheekh Shariif,




