Mucaaradka oo sheegay inaysan aqbali doonin mudo-korarsi sharci-darro ah – DAAWO

0

MUQDISHO – Mucaaradka ayaa sheegay inaysan ka aqbali doonin dowladda hadda jirta Madaxdeeda inay sameystaan mudo-korarsi sharci-darro ah marka uu waqtigooda dhamaado May 2026.

 

“Ma aqbali karo mana aqoonsani wixii ka dhasha doorasho uu Hal Xisbi wado,” ayuu yiri Xasan Cali Khayre, Musharax Madaxweyne oo ka hadlayay shirka mucaaradka xalay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here