Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo kulamo ka wada wadanka Turkiga

0

ANKARA (SMN) – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa Booqasho rasmi ah oo ku aadan Xoojinta Xiriirka Milatari iyo iskaashi ee ka Dhexeeya CXDS iyo Ciidanka Turkiga ku Jooga Dalka Turkiga.

Taliyaha Xoogga ayaa kulamo la qaadan doonno Taliska Xoogga Dalka Turkiga iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Dalkaas.

Wasaaradda Gaashaandhigga JFS iyo Taliska XDS ayaa wada dadaallo Xooggan oo lagu tayeynayo CXDS , Dowladda Turkigana waxay qeyb ka tahay Dowladaha qeybta ka ah Taageeridda iyo Tayeynta CXDS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here