Taliye Sanbaloolshe oo lagu soo dhaweeyay xarunta NISA + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Taliyaha Xilka ka dagaya ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta xarunta dhexe ee NISA kusoo dhoweeyay Taliyaha cusub Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).

 

Labada Taliye ayaa kormeer ku sameeyay dhammaan xarumaha kala duwan ee NISA iyaga oo u kuurgalay shaqooyinka ka socda sidoo kalana la kulmay saraakiisha iyo hawlwadeennada.

Maalinta berri ah ayaa la qorsheynayaa in ay dhacdo munaasabad uu xilka kula wareegayo Taliyaha cusub ee NISA Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here