Toos: Maxkamadda Racfaanka oo billowday dhageysiga kiiska Sayid Cali

0

MUQDISHO (SMN) – Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah bilowday dhageysiga dacwad loo heysto Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku xukuntay dil toogasho ah, kadib markii lagu helay kiis ah inuu gubay xaaskiisii  marxuumada Luul Cabdicasiis.

 

Maxkamadda ayaa goordhow furantay. waxaana sidoo kale ka qayb-galay dhinacyo kala duwan oo ay ku jiraan ehellada labada dhinac iyo dadweyne kale.

Sayid Cali Macalin Daa”uud ayaa horay Degamada dharkenley ku gubay. Xaskiisii Allah unaxariista Luul Cabdicasiis,oo ugu dambeyn u geeriyootay dhawaca kasoo gaaray dabkaas,waxan bishii hore xukun dil ah ku riday Maxkamada gobolka Banaadir oo ah qisaasta marxuumada,balsa qareennada ay racfaan ka qateen.

Halkan hoose ka daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here