Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#106

0

JOWHAR (SMN) – Guddiga Doorashada Hirshabelle ayaa shahaadada Murashaxnimo gudoonsiiyey ilaa 6 Musharax oo u taagan kursiga tirsigiisu yahay HOP#106, kaas oo deegaan doorashadiisa ay tahay magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabelle.

Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in ay doorashada dhacdo, sida ay shaaciyeen guddiga doorashada.

Musharaxiinta shahaadada la gudddoonsiiyey ayaa kala ah:-

  1. Cusman Maxamed Maxamuud ( Xaadole)

2 Shadoor Xaaji Maxamuud

3 Fowziya Sheikh Cali Maxamuud

4 Bashiir Maxamed Yuusuf

5 Yuusuf Cabdi Cabdulle

6 Yaxye Abuukar Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here