Daawo wareysiga: Xuseen Ceydiid oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

0

MUQDISHO (SMN) – Musharrax madaxweyne Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka.

Xuseen Ceydiid ayaa sidoo kale soo hadal qaaday xiisadda haatan ka taagan Villa Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka u dhexeeyo madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha dalka.

Halkan hoose ka daawo wareysiga:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here