Wasiir Jaamac oo kulan la yeeshay saraakiisha Taliska Qeybta 60-aad

0

XUDUR (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan Dar daaran ah la qaatay Saraakiisha Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.

 

Wasiirka oo uu Wehliyey Taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka ayaa Saraakiisha Faray in sida ugu dhow u bilaabaan Howlgallada Dalka lagaga Saarayo Al-Shabaab.

Sidoo kale labada dhinac ayaa ka wada-hadlay sidii loogu diyaar garoobi lahaa wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here