Taliyaha ciidanka Xoogga oo la kulmay saraakiil ka socota Talyaaniga + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kulan la qaatay Taliye xigeenka Ciidamada Talyaaniga dhanka Hawl galada wadajirka ah iyo Saraakiil ka socoto EUTM Xafiiska Soomaaliya.

 

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo  Taliye xigeenka Ciidamada Talyaaniga dhanka Hawl galada wadajirka ah  ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa taageerada Midowga yurub ay siiso Ciidanka Xoogga Dalka

Kulanka ayaa ugu dambeyntii looga Hadlay Sidii loo Xoojin lahaa Tababarada iyo Qalabeynta CXDS.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here