MUQDISHO (SMN) – Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowlada Iskutaga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Al-Othman.
Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay sidii ay labada wadan iskaga kaashan lahaayeen dhanka horumarinta iyo Maalgashiga.
Halkan hoose ka daawo sawirrada:-