Baydhabo – Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sheegay in hoggaankiisa uu wajahayo kala daadsanaan siyaasadeed.
Wasiirka Warfaafinta ayaa sidoo kale tilmaamay in xaaladda siyaasadeed ee dalka ay u baahan tahay wada-tashi iyo is-afgarad, si looga fogaado kala fogaansho sii kordha.
DAAWO.




