Xoogaga Al-Shabaab oo la wareegay degmada Matabaan

0

MATABAAN (SMN) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab inay la wareegeen gacan ku heynta degmada Matabaan ee gobolkaasi.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa inoo sheegay in xoogaga Al-Shabaab ay gudaha u galeen degmadaasi, kadib markii ay isaga baxeen ciidamada Booliska ee ku sugnaa Matataan.

Al-Shabaab ayaa dhaq-dhaqaaqyo cusub ka billowday halkaasi, waxaana laga dareemayaa saasaan colaadeed.

Ma’aha markii ugu horreeyey oo ay Al-Shabaab la wareegto Matabaan, waxaana dhowr oo ay qabsatay ay dib uga baxday degmadaais.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here