GAALKACYO (SMN) -Madaxweyne ku xigeenka Puntland ee dhowaan sheegay inuu la wareegay xilka madaxweynenimo ee maamulkaas ayaa guddi baaris ah u xilsaaray weerarkii habeen hore lagu qaaday wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali.
‘Waxaan guddi baaris kusoo sameeya u magacaabay dhacdadii ka dhacday magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug,” ayuu yiri madaxweyne ku xigeenki
Halkan hoose ka aqriso magacyada xubnaha guddiga:-
1: Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan. (Wasiir ku xigeenka Amniga iyo DDR). Gudoomiye
2: Xil Axmed Jaamac Cabdulle. (Xildhibaan Puntland).
3: Xil Axmed Jaamac Warsame. (Xildhibaan Puntland).
4: Gen. Caydiid Axmednuur Warsame. (Kusimaha Taliyaha Booliiska Puntland).
5: Aadan Cali Maxamuud. (Kusimaha Xeer Ilaaliyaha Ciidanka Qalabka sida ee Puntland)
6: Asad Faarax Maxamed. (Xoghayn