MUQDISHO [SMN] – Gudiga Isku-dhafka doorashadda Madaxweynaha ayaa soo saarey jadwalka cusub oo ku aadan wadada loo marayo doorashadda hogaanka sare ee dalka.
Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Hassan Ali Khaire, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu mar kale dagaallamo haddii lagu soo weeraro,...