Akhriso Jadwalka doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya 05/05/2022 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO [SMN] – Gudiga Isku-dhafka doorashadda Madaxweynaha ayaa soo saarey jadwalka cusub oo ku aadan wadada loo marayo doorashadda hogaanka sare ee dalka.