Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta Madaxweynaha oo la shaaciyey 07/05/2022 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO (SMN) – Guddiga isku dhafka ah ee qabanaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Musharaxa u tartamaya Qabashada xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya. Halkan ka aqriso qoraalka Guddiga:-