Dowladda oo baaq kasoo saartey Dilalka ka dhacaya qeybo kamid ah Soomaaliya

0

MUQDISHO – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS oo baaq nabadeed kasoo saartay, Dilalka iyo Beegsiga ka baxsan Diinta Islaamka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka.

 

 

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here