Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose – NISA

0

MUQDISHO – NISA ayaa fulisay howlgal gaar ah oo qorsheysan, kaasoo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay hay’adda ku sheegtay war-saxafadeed ay soo saartay Maanta.

 

Waxaa howlgalka oo ciidan ajnabi ah ka qeyb-qaatay lagu bartilmaameedsaday xarumo iyo Dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

NISA oo Howlgallo Qorsheysan ku Dishay 9 Dagaalame Al-shabaab, Burburisayna Xarumo Qaraxyo Lagu Farsameyn Jiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here