Aadan Madoobe oo la kulmay sii hayaha safaaradda Norway + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay sii hayaha safaaradda Norway ee dalkeenna Mudane Haakon Svane, iyo wakiilka gaarka ah ee Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Norway u qaabilsan Soomaaliya marwo Heidi Elburgi Johansen.

Wakiilada ka socda Norway ayaa salaan iyo hambalyo la wadaagay Guddoonka Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Madoobe  ayaa bogaadiyay doorka wakiilada beesha caalamku ay ku leeyihiin hannaanka geedi socodka nabada iyo horumarinta Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here