MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wajahaya eedeymo culus oo ku aadan hogaamintiisa, iyadoo dalka hadda galayo marxalad doorasho, oo sababtay xiisad.
Siyaasiga Maxamed C/llaahi oo arrimaha siyaasadda dalka falanqeeya, ayaa sheegay in Madaxweynaha uu ku guuldareystay inuu ka shaqeeyo mideynta iyo xasilinta Soomaaliya.
DAAWO WARBIXINTA SHABELLE TV:



