Aqriso: Madaxweynaha Somaliland oo magacaabis sameeyey

0

Hargeysa (SMN) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay mas’uuliyiin cusub, gaar ahaan agaasimeyaal guud oo hoggaamin doono wasaaradaha kala duwan ee Somaliland.

Halkan hoose ka aqriso:-

  1. Md Cabdilaahi Jiidhe Agaasimaha wasaarada Hawlaha Guud
  2. Axmed Xassan Aw Aadan Agaasimaha Wasaarada Cadaalada –
  3. Maxamed Caynab Agaasimaha Wasaarada Gaashaandhiga –
  4. Cabdiraxmaan Musaabaqo Gudoomiye ku xigeenka Baanka
  5. Macalin Maxamed Soomali Agaasimaha wasaarada Maalgashiga –
  6. Cabdirashiid Caydiid Yaasiin Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha –
  7. Cabdi Faarax Belel Agaasimaha Wasaarada Biyaha –
  8. Axmed-Yaasiin Muxumed Xasan Agaasimaha
  9. Ibraahim Cali Ismaciil Agaasimaha Wasaarada Arimaha Gudaha Qaybta Amniga – Basanbuur –
  10. Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga , Xamse Xaamud Guleed
  11. Cabdi Qani Galeydh Agaasimaha Wasaarada Beeraha
  12. Sharmaarke ismaaciil Idiris Maareye Ku Xigeenka Madaarada Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here