Ardayda fasalka 8-aad oo u dabaal-dagay dhammaadka imtixaanka DF + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Jaamacada Umadda Soomaaliyeed oo uu ka socday Imtixaanka Fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedkan.

 

Ujeedka socdaalka Taliyaha ayaa ahaa u kuur-galka qaabka sugida amniga iyo sida uu ardayda ugu soo dhamaaday imtixaanka fasalka 8-aad ee sanadkan.

Taliyaha ayaa dhamaan ardaydii imtixaanka u soo idlaaday farxada kula qaatay gudaha xarunta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo uu maanta ugu soo qaban gaboobay Imtixaankaas.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here