Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qeybgalay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Amniga...
Boosaaso – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Boosaaso ku qaabilay saraakiil sare oo ka socday Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), kuwaas...