Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

Shabelle Media Network

12289 POSTS 1 COMMENTS

WARAR KALE

Wasiirka Deegaanka Soomaaliya oo kulan la yeeshay Agaasimaha Xarunta Saadaasha Cimilada ee IGAD

Antalya, Turkiga – Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay mas’uul ka tirsan UNESCWA si looga wada shaqeeyo...

Antalya, Turkiga – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga kulan kula yeeshay Ms. Carol...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed,...