Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiil ka socotay AMISOM

0

KISMAAYO (SMN) – Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM  Jeneral Diomede Ndegeya, iyo ku xigeenkiisa maj gen w k Shume, oo booqasho ku yimid Jubaland.

Axmed Madoobe iyo sarakiishan ka socotay AMISOM ayaa ka wada-hadlay howlaha sugida amniga doorashooyinka iyo sidii si wadajir ah loogu fulin lahaa howlgalada nabadgalyada lagu sugayo.

Kismaayo ayaa ka mid ah magaalooyinka loo qorsheeyey inay ka dhacaan doorashooyinka dalka, gaar ahaan mid golaha shacabka ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here