Biixi oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socotay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shalay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo maamulka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.

 

Shirka ayaa diiradda lagu saaray sare u qaadidda dakhliga Dowladda, kobcinta dhaqaalaha iyo wadashaqaynta Dowladda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee canshuur bixiyeyaasha ah.

Wasaaradda Maaliyadda XFS waxa ay dadaal ugu jirtaa sidii loo kobcinlahaa dhaqaalaha loona abuuri lahaa fursado maalgashi oo gudaha iyo dibadaba ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here