Agaasimaha Warfaafinta iyo xiriirka dadweynaha ee Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Badbaaday Isku Day Dil
MUQDISHO, SOOMAALIYA: Agaasimaha Warfaafinta iyo xiriirka dadweynaha ee Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdimaliik Cali Cismaan, ayaa si dirqi ah kaga badbaaday isku day dil oo ay fuliyeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.
Weerarkan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho xalay oo ku beegneyd 26 Febraayo 2024 – abaare 10:00 fiidnimo, xilli uu ku sii jeeday gurigiisa. Dabley hubeysan oo bistoolado watay...
Fiqi oo la kulmay madaxda hay’adda nabadda iyo xalinta khilaafaadka
MUQDISHO (SMN) - Kulan isbarasho iyo is xog wareysi ah ayaa maanta waxaa uu dhex maray Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi iyo xubno sare oo ka socday hay’adda PRINCIPLES FOR PEACE (P4P) FOUNDATION oo ka shaqeysa howlaha nabad-dhiska iyo ka hortagga ismaandhaafka.
Xubnaha Wasiirka la kulmay waxaa ka mid ahaa marwo;...
Ciidamada ammaanka Wanlaweyn oo toogtay nin isku dayay inuu dilo aabihiis
WANLAWEYN (SMN) - Ciidamada ammaanka ee degmada Wanalweyne oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta toogtay nin hubeysan oo la sheegay inuu horay u dilay wiil ay ilmo adeer ahaaneeyn, sidoo kalena ku sigtay inuu dilo aabihiis.
Guddoomiyaha maamulka degmada Wanlaweyn Idiris Maxamed Cumar ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in ninkan uu khatar ku ahaa magaalada, balse lagu dilay...
Sawirro: Guddoomiyaha BF Soomaaliya oo la kulmay danjiraha Qatar
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta kulan gaar ah xafiiskiisa kula yeeshay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaga oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah.
Aadan Madoobe iyo Danjire Abdalla bin Salim Al Nuceymi ayaa ugu horreyntii ka wada-hadalay xoojinya iriirka labada Baarlamaan iyo wadashaqeyntooda.
Sidoo kale Sheekh Aadan Madoobe ayaa dolwadda Qatar u gudbiyay...
Somali army chief meets AU military officials on war against Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - The Somali Army chief, Ibrahim Sheikh, met with AU military officials to discuss ways to speed up the ongoing all-out war on Al-Shabaab militants.
The talks also touched on the betterment of the cooperation between SNA and ATMIS forces in the battle against the Al-Qaeda-linked militant group, according to a statement.
In addition, both sides talked about the...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir muhiim ah uga qayb-galayo Nairobi
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uga qeyb-gali doono Meertada rasmiga ah shirweynaha 6-aad ee ururka Qaramada Midoobay u qaabbilsan Arrimaha deegaanka.
Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddalka cimilada JFS Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo safiirka safaaradda soomaaliya ee dalka kenya danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa shalay ka qeyb galay...
AU appoints new deputy head of Somalia mission
ADDIS ABABA - The newly appointed Deputy Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (DSRCC) to Somalia, Mr. Sivuyile Thandikhaya, on Sunday, February 25, 2024, arrived at the Mission Headquarters in Mogadishu to begin his duties.
Mr. Bam, a South African brings extensive experience in conflict resolution and analysis to the role, having previously served as the...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen taliska ciidanka Xoogga dalka iyo ATMIS?
MUQDISHO (SMN) - Kulan gaar ah oo ay yeesheen taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxyidiin iyo saraakiisha ATMIS ayaa looga hadlay dardar-galinta howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka.
Kulankan ayaa sidoo kale looga hadlay xoojinta wada shaqeynta ATMIS ee kala dhaxeysa Ciidanka Xoogga Dalka ayaga oo la filayo in ay qayb ka noqdaan wajiga labaad...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay wafdi ka socday Mareykanka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID) oo ay hoggaaminaysay madaxa hay’adda ee Soomaaliya Sheri-Nouane Duncan-Jones.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay howsha ka hortagga leexsashada gargaarka, arrimaha u adkaysiga aafooyinka, Xasilinta deegannada la xoreyay iyo...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda Türkiye u joogay Soomaaliya, Mudane Ibrahim M. Yagli.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Danjiraha muddadii uu ka howlgalayay Soomaaliya kaalintii uu ka qaatay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah ee Soomaaliya...












