Madaxweyne Xasan oo faah-faahiyay heshiiska ay ansixiyeen labada Aqal
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in heshiiska uu maanta ansixiyay Baarlamaanka labadiisa Aqal uu muhiim u yahay difaaca badda iyo sare u qaadidda dhaqaalaha dalka.
Madaxweyne Xasan oo saxaafadda kula hadlay xarunta madaxtooyada ayaa sheegay in badda Soomaaliya ay ka jiraan xad gudubyo badan oo ay ka mid yihiin kalluumeysi sharci darro ah, in...
Somalia greenlights defense, economy pact with Türkiye
MOGADISHU, Somalia - In a new step toward enhanced cooperation, Somalia's Cabinet approved a defense and economic pact with Türkiye.
The two countries already enjoy close ties and Prime Minister Hamza Abdi Barre said the pact was historic.
Ayub Ismail Yusuf, a member of Somalia's Parliamentary Committee on Foreign Affairs, told Daily Sabah that the agreement was "a clear indication of...
Xildhibaanada Baarlamaanka oo ansixiyay heshiis lagu difaacayo badda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Heshiiska ay Golaha Wasiirrada soo ansixiyeen kaas oo ay wada galeen dowlada Soomaaliya iyo Turkiga wuxuuna ku saabsan yahay iskaashi dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha.
Kulanka oo ay fadhiyeen 216 waxaa ogolaaday 213 mudane oo ka mid ah labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Soomaaliya, waxaa diiday 3 mudane sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha...
Somali cabinet endorses defense cooperation pact with Turkey
MOGADISHU, Somalia - The cabinet on Wednesday approved a Defense and Economic Cooperation Framework Agreement with Turkey during a session chaired by PM Hamza.
The deal was signed early this month during an official visit by Somali Defense Minister Abdulkadir Mohamed Nur to Ankara, where he met with his Turkish counterpart, Yaşar Güler.
Describing the meeting as "fruitful," Güler expressed optimism...
Trial begins for Somali man accused of killing wife in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - Today, Benadir Regional Court has started the trial of Sayid Ali Moallim Daud, who was convicted of murdering his pregnant wife in the capital.
Mr. Da'ud set a fire on his wife, Lul Abdiaz, on January 26, 2024, and she succumbed to serious burn injuries on February 2, 2024, at Digfer Hospital, according to the police.
The defendant...
Ethiopia sentences 41 Al-Shabab militants, including leader to prison terms
ADDIS ABABA - The Ethiopian government on Monday announced that 41 members of Al-Shabab fighters including a military leader were sentenced to jail terms. The leader is sentenced to life in prison.
It is the 4th bench of Ethiopia’s Federal high court in Dire Dawa that sentenced them after they failed to bring a defense witness.
Reports from government sources identified...
Chinese envoy calls for continued int’l support for Somalia
MOGADISHU, Somalia - China's permanent representative to the UN Zhang Jun on Monday called for continued international support for Somalia's efforts to achieve political stability, security transition, and economic and social reconstruction.
The attention and support of the UN and the international community for Somalia must not waver, as 2024 is critical for the country's political process, security transition, and...
Maxkamadeynta eedeysane Sayid Cali oo ka bilaabatay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka bilaabatay dhageysiga dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid Cali Macallin Daa'uud oo loo haysto inuu gubay xaaskiisii oo xaamilo ahayd.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta si toos ah u gada gashay kiiskan oo ah mid xasaasi ah, isla markaana si weyn looga war sugayo go'aanka ay ka gaari doonto.
Waxaa maxkamadda goobjoog ah...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha dalka
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay dowladda Turkiga.
Shirka Golaha wasiirada oo uu guddoomiyey Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa goluhu ku ansixiyey heshiiskaas oo uu dhawaan dowladda Soomaaliyeed u saxiixay Wasiirka difaaca dalka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur.
Ra’iisul Wasaaraha oo kulanka ka hadlay ayaa ku tilmaamay...
Soomaaliya iyo Uganda oo kala saxiixday heshiis difaaca ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Uganda, Mudane Vincent B. Ssempijja iyo wafdi sare oo uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku yimi magaalada Muqdisho, iyada oo uu Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyeey Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Cabdifataax Qaasim.
Wafdiga Wasiirka Difaaca dalka Uganda oo soo dhoweynta ka dib loo soo galbiyay Xarunta Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa...










