Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliyaha Xoogga oo booqday kulliyadaha tababarka ciidamada Qatar + Sawirro

DOOXA (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo wehliyo Taliyaha Ciidanka Cirka ee XDS General Maxamuud sheekh Xasan (Dable Baylood) ayaa Booqday Kulliyadaha tababarka ciidamada Dalka Qatar halkaasi oo ay tababar Kala duwan ku qaadanayaan Layli Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaalia.   S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Warbixino ka dhageystay Macalimiinta tababarka siinaya Layli...

Akhriso: Muxuu Farmaajo ka yiri falkii shalay lagula kacay Sheekh Shariif?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo qoraal soo saaray ayaa ka dhiidhiyay falkii shalay lagula kacay madaxweyne hore, ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kadib markii is hortaag lagu sameeyay hadal uu ka jeedinayay baarlamaanka.   Shariif ayaa khudbaddiisa laga joojiyay warbaahinta dowladda oo xilligaas toos u tabineysay kulanka wadajirka ah...

Digniin laga soo saaray diyaaradaha lagu khalkhal gelinayo hawada Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Hay'ad fadhigeedu yahay dalka Mareykanka oo OPS GROUP lagu magacaabo ayaa sheegtay in jahwwreerka ka taagan maamulka Hawada Soomaaliya ay khatar ku tahay duulimaadyada diyaaradaha iyo bad-qabka dadka rakaabka ah.   OPS GROUP oo qaabilsan garoomada iyo duulimaadyada ayaa sheegtay inay diiwaangelisay ugu yaraan 10 dhacdo oo la kulmeen diyaarado marayay hawada dalka Soomaaliya mudo todobaad ah. Waxay sheegtay...

Gollaha ammaanka ee QM oo ka shiray xaaladda Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Waxaa shalay dowladaha Gollaha amaanka shir gaar ah ka yeesheen xaalada Soomaaliya iyo faragelinta dowlada Itoobiya ee madax banaanida dalka.   Ergayga QM ee Soomaaliya Catriona Laing (Katriyona Ling) ayaa warbixin dhinacyo badan taabanaysay ka jeedisay shirka oo ay kasoo qeybgaleen safiirada 15ka wadan ee xubnaha ka ah Gollaha amaanka. Catriona Laing ayaa sheegtay in dowlada Soomaaliya ay...

Faah-faahinta: Qarax sababay dhimasho iyo dhaawax oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.   Qaraxa ayaa haleelay gaari Hoomey ah iyo Mooto Bajaaj marayay agagaarka isgoyska Soos ee degmada Heliwaaa, sida uu xaqiijiyay taliska booliska gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay booliska ayaa waxaa lagu sheegay in qaraxa ay ku...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , waxay la wadaagaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed; warsaxaafadeed la xiriira dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada Dalka iyo tallaabooyinka la qaaday.   Hawada Soomaaliya ayaa bilihii u dambeeyey ahayd meel soo jiidatay ciwaannada warbaahinta markii laga celiyey dayaarad ay lahayd shirkadda Ethiopian Airlines, taas oo ku sii jeedday magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland. Sidoo kale waxaa wakhtigaas ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ku tegay taliska Booliska + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku adkeeyey hirgelinta, horumarinta shuruucda dalka iyo ladagaallanka Musuqa iyo isticmaalka Maandooriyaha.   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixinno ku saabsan qaab dhismeedka, hannaanka shaqo, qorshaha furan ee dib u habaynta iyo tirakoobka Ciidanka...

Itoobiya oo beenisay in Madaxweyne Xasan lagu carqaladeeyay Addis Ababa

ADDIS ABABA (SMN) - Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, Danjire Meles Alem ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray Dowladda Soomaaliya oo ku saabsanaa ishortaag ay Ciidanka ammaanka Dowladda Itoobiya ku sameeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh xili uu kusii jeeday shirka Madaxda Midowga Afrika.   Danjire Meles Alem oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay mas’uuliyad ka saaran tahay sidii...

Xamza oo faray in baaritaan lagu sameeyo dilka Cabdinaasir Dahable

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada laga gaaray adeegga iyo maamulka Hawada Soomaaliya, Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, iyaga oo soo bandhigay warbixinno ku saabsan howlaha duulimaadyada dalka.   Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faray hey’adaha amniga in ay baaritaan dhab ah...

Gollaha Ammaanka ee QM oo ka shiraya xaaladda guud ee Soomaaliya

NEW YORK (SMN) - Dalalka katirsan Gollaha amaanka ee QM ayaa saacadaha soo aadan shir gaar ah ka yeelanaya xaalada Soomaaliya, waxaana warbixino ka siin doono ergayga QM Catriona Laing iyo Wakiilka Midowga Afrika, ahna madaxa ATMIS Mohamed El-Amine Souef.   Khudbada Ergayga QM Catriona Laing ee Shirka Gollaha amaanka ayaa la filayaa inay diirada saarto arrimaha siyaasada, dhaqaalaha iyo amaanka dalka...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...