Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo + Sawirro
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha D. goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweyne ku xigeenada, xubnaha Xukuumadda Jubbaland iyo boqolaal ka mid ah bulshada deegaanka.
Socdaalka Madaxweynaha ayaa ku salaysan dhammaystirka xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada, horumarinta hannaanka Federaaleynta iyo...
House speaker offers condolences to UAE after soldiers killed in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The speaker of the Lower House chamber of the parliament Sheikh Aden Madobe offered his condolences to the UAE for the loss of its troops.
Madobe last night visited the Embassy of the United Arab Emirates in Mogadishu to offer condolences to Ambassador Ahmed Juma Al-Rumeysi following the Al-Shabab shooting.
A former Al-Shabaab member who joined the army...
US military confirms fresh airstrike in Somalia targeting Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - At the request of the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted a collective self-defense airstrike with five engagements against the al Shabaab terrorist group on Feb. 9. The collective self-defense airstrike occurred in a remote area in the vicinity of Yaq Dabel, Somalia.
The initial post-strike assessment indicates that the U.S. airstrike killed two al-Shabaab...
DF Soomaaliya oo ka qayb-gashay shir ka dhacay Addis Ababa
ADDIS ABABA (SMN) - Wafdi ka socday JFS oo uu hoggaaminayo sii hayaha xilka wasiirka Arrimaha dibadda oo Xarunta Midowga Africa uga Qayb Galay Shir Heerkiisu Sarreeyo oo Looga Hadlayey Hawlgalka ATMIS.
Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Cumar Cali “Balcad” iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka qayb galka shirar heerkoodu sarreeyo...
ATMIS vows to work with Somalia amid killing of 5 foreign soldiers
MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (Atmis) on Monday condemned Saturday's incident in which five senior military officers were killed and vowed to work with the country to fight terrorism.
The African Union Special Representative for Somalia Mohamed El-Amine Souef confirmed that four military officers from the United Arab Emirates (UAE) and one from Bahrain were...
Kenya cautious as Somalia makes inroads into EAC
NAIROBI, Kenya - The formal admission of Somalia into the East African Community has elicited mixed feelings in the region, with immediate neighbour Kenya seen to remain cautious about opening its borders.
Somalia was formally admitted to the EAC on November 24, after the Summit of the East African Community Heads of State at their 23rd Ordinary Meeting in Arusha,...
Jaamacadaha iyo Iskuulada Muqdisho oo ku dhawaaqay shaqo jooojin + Video
MUQDISHO (SMN) - Bahda waxbarashada oo maanta magaalada Muqdisho ku shiray ayaa sheegay inay muddo saddex maalmood ah joojiyeen shaqada, taas oo ka bilaabaneysa maalinta Sabtid ah.
Sababta ayaa waxa ay ku sheegeen inay ka dhiidhiyaan dilkii arxan darrada ee iskuulka Siidii loogu dhex gaystay Macallin Cabdiraxmaan Macalow Abiikar.
Sidoo kale bahda waxbarashada ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya in gacanta lagu...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay safiirka Imaaraadka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xalay booqday Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan tacsiyeyn ah la qaatay Amb. Axmed Jumca Al-Rumeysi.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Danjiraha Dalka Imaaraadka uga tacsiyadeeyay saraakiishii ku geeriyootay weerarkii Xerada Gen. Gordan kuwaas oo dalkeenna u joogay ineey gacan ka...
Dowladda Soomaaliya oo jawaab ka bixisay eedeyn uga timid Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay'adda Duulista Rayidka Hawada Soomaaliyeed ayaa waxaa loogo jawaabay Somaliland oo sheegtay in dowladda federaalka ay sameysay xadgudub dhanka hawada ah.
Qoraalkan ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda dhexe ay mas'uul ka tahay guud ahaan hawada Soomaaliya, isla markaana aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada dalka.
Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-
Hay’adda Duulista...
Dowlado shisheeye oo lagu eedeeyay inay taageeraan kooxda Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo ah aqoonyahan falanqeeye arrimaha amniga iyo siyaasadda ayaaa ka hadlay hakadka ku yimid dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socday dalka, isaga oo arrintaas ku tilmaamay mid nasiib darro ah.
Mahad Wehliye ayaa sheegay in markii hore AY ahayd in lala yimaado qorshe guud oo lagu wajahayo kooxda, balse aysan dhicin, sida...












