Somali FM details decision to expel AU diplomat
MOGADISHU - Somalia has asked the African Union Commission (AUC) representative in the country to leave within a week after declaring him persona non grata.
In a statement on Thursday, Somalia’s foreign ministry said Simon Mulongo, the AUC’s deputy special representative in Mogadishu, was no longer welcome in the country due to his engagement “in activities incompatible with AMISOM’s (African...
Danab troops carry out an operation in Lower Shabelle region
MOGADISHU - Danab Special Forces have launched an operation against Al-Shabaab in Awdheegle district in the Lower Shabelle region on Friday.
The US-trained elite troops conducted special operations in Tawakal, Dar es Salaam and Shaam Garre areas under Awdheegle.
Officials leading the operation said they had destroyed al-Shabaab bases there.
In the past, the Somali National Army and AMISOM have stepped...
Ciidamada Danab oo howl-gal qorsheysan ka fuliyey Shabeelaha Hoose
AWDHEEGLE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada sida gaarka ah u tababaran Danab ay howl-gallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Awdheegle ee gobolkaasi.
Ciidamada ayaa si gaar ah howl-gallada oo ahaa kuwa qorsheysan uga sameeyey deegaanada Tawakal, Daaru Salaam iyo Shaam Garre oo hoostaga Awdheegle.
Saraakiisha hoggaamineysa howl-galka ayaa shaaca ka...
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dalkaasi
QAAHIRA (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ee Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh Cumar ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashadda Masar.
Kulanka oo ka dhacay qeybta martidda ee Safaaradda aya waxaa goobjoog ahaa madaxa Waxbarashadda ee Safaaradda.
Safiirka aya uga mahadceliyay dowladda aan walaalaha nahay ee Masar deeqaha Waxbarasho ee dalkeenna la siiyo isago xusay...
Wasiirka arrimaha dibadda oo faah faahiyey sababta loo ceyriyey Simon Mulongo
MUQDISHO (SMN) -Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta dalka looga ceyrinayo ku xigeenkii wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo.
Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in Mr Mulongo uu ku dhaqaaqay wax ka baxsan sharciga loo igmaday ee uu dalka ku joogo, isagoo xusay in uu horey u qabay digniin dhowr ah;, balse...