Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Jubbaland?
KISMAAYO (SMN) -Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo shir guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland.
Shirkan ayaa intii uu socday waxaa warbixino kala duwan looga dhageestay Wasaaradaha kala duwan oo ay ugu horreyso Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland, Wasaaradda Caafimaadka iyo xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan kaas oo...
Rooble oo ka qeybgalay munaasabad lagu dalacsiiyay saraakiil Boolis ah
MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad tababar loogu soo xirayo gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad ee booliska Soomaaliyeed isla markaana derajooyin loogu xirayo saraakiil tababar layli sarkaal ku soo qaadatay dalka Masar, taas oo ka socoto dugsiga tababarrada booliska ee General Kaahiye.
Saraakiisha maanta Ra’isul wsasaaraha dalacsiiyay ayaa ah affar gabdhood oo...
Golaha wasiirada oo la horgeyn doono xeerka maamulka ganacsiga Batroolka
MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha guud ee wasaaradda Batroolka ,Maxamed Xaashi Carrabey ayaa sheegay inay sameeyeen xeerka dareere hoosaadka ee maamulka ganacsiga Batroolka dalka.
Agaasimaha oo u warramayay warbaahinta Qaranka ayaa intaa raaciyay inay la tashiyo kala sameeyeen maamulka Gobolka Banaadir, qeybo ka mid ah iskaashatooyinka shidaalka iyo rugta ganacsiga si ay iyaguna ula wadaagaan ganacsatada.
Maxamed Xaashi Carrabey, Agaasimaha guud ee...
Al-Shabaab says killed ten Kenyan soldiers in bomb attack
MOGADISHU - Reports from Kenya indicate that there has been an explosion targeting Kenyan troops in Lamu County near the Somali border.
The bomb struck a Kenyan military convoy shortly on Wednesday afternoon.
Al-Shabaab claimed responsibility for the bombing, says it killed at least 10 Kenyan soldiers, according to the statement.
There was no immediate word from Kenyan security officials about...
Galmudug oo xabad joojin ka dhaqan-gelisay deEgaanka Dhagtuur
DHUUSAMAREEB (SMN) - Galmudug ayaa xabbad joojin ka dhaqan galisay degaanka Dhagtuur ee Koofurta gobolka Mudug, markii saacadahii lasoo dhaafay siyaabo kala duwan loogu dilay ill sadde qof oo xoolo dhaqato ahaa, kuna sugnaa halkaasi.
Mas’uuliyiin isugu jira maamulka Gobolka Mudug, Xildhibaanno ka tirsan Galmudug, Saraakiisha Laamaha Amniga Galmudug oo ka kooban Daraawiishta iyo Booliska, Odoyaasha Dhaqanka iyo Ganacsato labada...
Faah faahino kasoo baxaya qarax lala eegtay ciidamada Kenya + khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax saacadihii lasoo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya lagula eegtay deegaan ka tirsan gobolka Xeebta ee Lamu.
Qaraxa oo ahaa mid xoogan, isla-markaana ahaa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu haleelay mid ka mid ah kolonyo ay wateen ciidamada Kenya.
Al-Shabaab ayaa shaacisay inay qaraxaasi iyadu fulisay, kuna dishay illaa...
DF Soomaaliya iyo maamul goboleedyada oo xoojinaya iskaashigooda
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Shaqada Dawlad gobolleedyada Dalka ayaa Muqdisho ka furay shir wada tashi ah oo ku saabsan iskaashiga dhamaystirka diiwaanka mideysan.
Wadatashiga ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray xog keydiyaha barnaamijka baxnaano, iyadoo hannaankan ay Dawladda maamuleyso uu gacan ka geysanayo in si midaysan hal meel loogu hayo macluumaadka...