Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka difaaca dalka Kenya oo gaaray magaalada Kismaayo + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka labaad eeJubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay wehlinayaan wasiirka amniga gudaha Jubbaland sareeye gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal, Taliyaha qaybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed General Cali Maxamed Maxamuud, (Bog madow) iyo taliyaha ciidanka Daraawishta Jubbaland Janaraal Ismaaciil Saxardiid ayaa maanta garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga...

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Gobolka Minnesota ee Dalka Maraykanka iyo Wafdi ay hoggaaminayso oo booqasho ku tegtay Puntland.   Kulanka waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirada. Labada dhinac ayaa iska xog wareystay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha...

Madaxweynaha Somaliland oo ka dagay magaalada Addis Ababa + Sawirro

ADDIS ABABA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayey oo gaaray dalka Itoobiya oo ay maanta uga bilaabantay booqasho rasmi ah oo uu ka helay Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed Ali.   Muuse Biixi waxa garoonka Caalamiga ah ee Bole International Airport k soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Ethiopia Mudane...

Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay deegaanada Galmudug

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud M. Cabdulle ayaa dekedda magaalada Muqdisho maanta ka amba-bixiyay gargaar raashin ah oo qeyb ka ah deeqaha dowladda Russia ugu deeqday shacabka Soomaaliyeed ee colaadaha, abaaraha iyo fatahaadda cimilada El-Nino wax-yeelleeyeen.   Gargaarkaan ayaa ku wajahan degaannada dowlad goboleedka Galmudug oo ku dhawaad sanad ay ka socdaan dagaallada dib u xoreynta dalka...

Somaliland president arrives in Addis Ababa for talks with Ethiopia PM

ADDIS ABABA, Ethiopia - The President of the breakaway region of Somaliland, Muse Bihi Abdi, has arrived in Addis Ababa today.   Deputy Prime Minister and Foreign Affairs Minister Demeke Mekonnen and high-ranking government officials received President Muse Bihi Abdi upon his arrival at Addis Ababa Bole International Airport. During his stay in Addis Ababa, President Muse Bihi Abdi is expected to...

Kenya extradites US citizen planning to join Al-Shabaab

NAIROBI, Kenya - A US citizen allegedly inspired by Hamas' October 7 attack on Israel was arrested in the Kenyan capital Nairobi mid-this month on his way to join the Al Shabaab terror network in Somalia.   Karrem Nasr, 23, from Lawrenceville, New Jersey, was arrested on December 14 after flying from Egypt to Nairobi, where federal prosecutors say he was...

As war intensifies, Al-Shabaab Commander Defects to Somali Forces

MOGADISHU, Somalia - An Al-Shabab commander surrendered to the Somali National Army (SNA) on Saturday in the Southwest state as the troops ramped up operations.   Samow Ibrahim who was in charge of the group's operations in the southern region surrendered to the Somali army's 60 Battalion based in the Southwest with an AK47 rifle and ammunition. Ibrahim fought for Al-Shabaab for...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo soo bandhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab

BAYDHABO (SMN) - Taliska ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qaybta 60-aad ee ka howlgasha Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay.   Ninka kasoo goostay Al-Shabaab ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Soomow Ibraahim iidow oo loo yaqaano (Macallin Soomow), wuxuuna qaabilsanaa dhanka jabhadda, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya. Halkan hoose ka akhriso...

ATMIS sets degradation of Al-Shabaab as top priorities for the new year

Mogadishu – Degrading Al Shabaab and improving the capability of the Somali Security Forces (SSF) are top priorities for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in 2024.    These New Year challenges were laid out by ATMIS Force Commander Lt. Gen. Sam Okiding and ATMIS Police Commissioner, CP Hillary Sao Kanu in respective end-of-year messages.  “Our primary task next year will...

Ciidamada Nabad-sugidda oo howlgal ka sameeyay degmada Luuq

LUUQ (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay Ciidamada Nabad-sugidda Soomaaliya ka sameeyeen gudaha degmada Luuq ee gobolka Gedo.   Howlgalkan ayaa waxaa lagu beegsaday guryo ku yaalla degmada oo looga shakiyay inay ku sugan yihiin xubno ka tirsan Al-Shabaab. Saraakiisha amniga ayaa sheegay in weli ay socoto baarista, isla markaana ay dib ka faah-faahin doonaan...

WARAR KALE

Eastern Libya Bans Entry of Nationals From Four African Countries Amid Migration Crackdown

BENGHAZI, Libya, June 24, 2026 – Authorities in eastern Libya have banned the entry of nationals from Sudan, Eritrea, Ethiopia and Somalia, saying the measure...

Somalia Holds Information Officers Meeting to Coordinate Government Messaging Ahead of Independence Celebrations

MOGADISHU, June 24, 2026 – Somalia's Information Minister Abdifatah Qasim Mahmoud chaired a monthly meeting of information offices from federal government institutions on Wednesday, as...

Somalia Signs Contract for Key Road Studies Linking Central Regions to Indian Ocean Coast

MOGADISHU, June 24, 2026 – Somalia's Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing on Tuesday signed a contract for feasibility studies and design work...