Madaxweyne Qoor Qoor oo booqday halka loo asteeyay dekedda Hobyo + Sawirro
HOBYO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu hoggaaminayo kana kooban xildhiaanno ka tirsan BFS, masuuluyiin ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, gacsato, siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa booqday halka ay khubarada dhiseysa Dekadda Hobyo u asteeyeen in laga dhiso Dekadda Hobyo.
Madaxweynaha ayaa amary ku bixiyay in dhulka ay Dekaddu u...
IGAD Appoints Deputy Executive Secretary from Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) appointed Mohamed Abdi Waare from Somalia as a Deputy Executive Secretary.
IGAD announced the historic appointment during the 41st session of the Heads of State and Government held in Djibouti on Saturday, December 9th.
Somalia's Ministry of Foreign Affairs confirmed the naming of Waare, who served in the past as the president...
Somalia thanks IGAD for support in lifting the UN security council arms embargo
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh has thanked the leaders of the IGAD member states for their role in lifting the arms embargo on his country.
Speaking at the IGAD summit in Djibouti on Saturday, President Hassan Sheikh said that Somalia championed lifting the arms embargo with the support of partner countries.
"I thank the members of the...
Dhaqtar iyo Macallin walaalo ah oo aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Dabley hubeysan ayaa xalay tuulada Ilix oo hoostegta deegaanka Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ku dilay laba wiil oo walaalo ahaa.
Labada marxuum ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Dr. Axmed Xasan Cismaan iyo walaalkiis ka yar Macallin Liibaan Xasan Cismaan.
Macallinka ayaa dhigayay dugsi lagu barto Qur'aanka Kariimka, halka Dhaqtarkana uu bartay daaweynta Ilkaha, isaga oo dhawaan uun...
Sawirro: Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda SoDMA oo gaaray gobolka Gedo
MUQDISHO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, qaybna ka yihiin Wasiiro katirsan Maamulka Jubbaland ayaa gaaray degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo kamid ah degmooyinka sameenta ay ka soo gaartay daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada.
Wafdigaan waxaa sidoo kale qayb ka ahaa, u qaybsamaha Qaramada midoobey ee arimaha gargarka iyo ban'iadanimada...
Khasaare xoogan oo ka dhashay dab xalay ka kacay xaafadda Seybiyaano
MUQDISHO (SMN) - Qoysas danyar ah ayaa ku guryo beelay dab xalay ka kacay guryo isku raran ah oo ku yaalla Xaafadda Seybiyaano ee magaalada Muqdisho.
Dabka oo damintiisa ay wax badan qaadatay ayaa ku faafay guryo dhowr ah, maadaama ay adkayd in gaadiidka dab damiska ay gudaha u galaan halka dabka uu ka kacay.
Dadkii daganaa ayaa dibadjoog ka ahaa...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda ka taagan gobolka Gedo
GARBAHAAREY (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka Gedo, Cismaan Nuux Xaaji (Macallimuu) oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda guud ee gobolka.
Macallimuu ayaa sheegay inay ka war hayaan dhaq-dhaqaaq uu sheegay inay Al-Shabaab ka bilaabeen deegaano hoostaga Gedo, isla markaana ay ka hortegi doonaan.
Sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday xaaladaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirweynaha 41-aad ee IGAD
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 41-aad ee Madaxda dalalka IGAD ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaateen in Soomaaliya ay ku biirto Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo qaadista cunaqabateynta hubka ee saarnayd dalkeenna.
Madaxweynaha ayaa khudbadda uu ka jeediyey fadhiga Hoggaamiyeyaasha IGAD waxa uu ku tilmaamay caqabadaha wadajirka ah...
Somali president meets with his Djibouti counterpart at IGAD summit
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh is in Djibouti today to attend the IGAD summit after his country celebrated the lifting of the UN arms embargo.
The president has held a meeting with his counterpart of the Republic of Djibouti, Ismail Omar Guelleh, who is hosting the IGAD's 41th conference focusing on the region's crisis.
"The two leaders...
Somali President’s son flees Turkey after killing motor courier in car crash
ANKARA - A Turkish prosecutor on Dec. 8 found that the son of Somalia's President, Hassan Sheikh Mohamud, fled Turkey before a Turkish court issued an international travel ban.
The suspect was revealed to be the driver in the Nov. 30 fatal accident that killed 38-year-old motor courier Yunus Emre Göçer. The prosecution issued an arrest warrant for the President’s...











