Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali president meets with his Djibouti counterpart at IGAD summit

MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh is in Djibouti today to attend the IGAD summit after his country celebrated the lifting of the UN arms embargo.   The president has held a meeting with his counterpart of the Republic of Djibouti, Ismail Omar Guelleh, who is hosting the IGAD's 41th conference focusing on the region's crisis. "The two leaders...

Somali President’s son flees Turkey after killing motor courier in car crash

ANKARA - A Turkish prosecutor on Dec. 8 found that the son of Somalia's President, Hassan Sheikh Mohamud, fled Turkey before a Turkish court issued an international travel ban.   The suspect was revealed to be the driver in the Nov. 30 fatal accident that killed 38-year-old motor courier Yunus Emre Göçer. The prosecution issued an arrest warrant for the President’s...

Xildhibaanad Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2024-ka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi cabdillaahi, ayaa shir guddoominaya kulanka wadajirka ah ee labada aqal kulankiisa 4-aad oo ajandihiisu yahay, Warbixinta Akhrinta 2-aad ee xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2024.   Xildhibaannada ayaa intaa kadib ka dooday akhrintaa 2-aad ee miisaaniyadda dowladda ee wasaaradda Maaliyadda ay u soo gudbisay Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya,waxana cod...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo dhiggiisa Jabuuti? + Sawirro

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo marti-gelinaya shirkan.   Labada Madaxweyne ayaa iska waraystay xaaladda gobolka, xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti iyo iskaashiga arrimaha saameynta ku leh labada shacab oo...

Turkiga oo soo saaray amar lagu soo xirayo wiilka madaxweynaha Soomaaliya

ISTANBUL (SMN) - Turkiga ayaa war cusub kasoo saaray shil dhimasho sababay, kaas oo loo haysto inuu ka dambeeyay wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Shilka oo dhacay dhammaadkii November ayaa haatan soo shaac baxay, iyadoo shilkaas lagu galay baabuur ay leedahay Safaarada Soomaaliya ee Turkiga,, kaas oo uu watay wiilka oo lagu magacaabi Maxamed Xasan Sheekh, oo...

Somali president appoints appoints adviser on reconciliation affairs

MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has appointed Dr Abdirahman Badiyow as his adviser on reconciliation affairs in the country.   Dr Badiyow previously served as an advisor of constitutional affairs, a post that now goes to former chief of staff Hussein Sheikh Mohamud, a close associate of the president. President Hassan Sheikh has picked Abdirahman Badiyow for...

Somalia president touches down in Djibouti for IGAD summit

MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has arrived in Djibouti to attend the 41st Extraordinary session of the IGAD assembly, his office said.   The 41st extraordinary session of the IGAD opened today in Djibouti and brings together leaders of the bloc's member states to discuss the current crisis in the East Africa region. Mohamud will hold with...

Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay gaaray dalka Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti.   Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka Jabuuti kaga qeyb-gali doono kulanka 41-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur goboleedka IGAD. Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu khudbad ka jeediyo shirkan, taas oo uu uga...

Cali Xaaji oo la kulmay guddoomiyaha golaha caafimaadka dalka Baxreyn

MANAMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa kulan gaar ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha sare ee Caafimaadka Boqortooyada Baxreyn Dr. Sheekh Mohamed Bin Abdullah Al-khaliifa iyo wasiirada Caafimaadka Baxreyn Dr. Jaliila Bint Al-sayid Jawad.   Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Baxreyn kaalinta ay ka qaateen horumarinta Caafimaadka Soomaaliya asaga oo ku...

Wasiir Juxa oo war cusub soo saaray kadib tallaabadii Baarlamaanka Puntland

GAROOWE (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha maamul goboleedka Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee maamulkaasi, gaar ahaan khilaafka ka taagan arrimaha doorashada.   Juxa ayaa shaaca ka qaaday in wax laga xumaado ay tahay tallaabadii ay qaadeen xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland oo Khamiistii ku darsaday hal sano oo dheeraad ah. Wasiirka ayaa ku eedeeyay baarlamaanka inuu sameeyay...

WARAR KALE

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed oo cambaareeyay dilal ka dhacay Sool iyo...

Muqdisho – Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay falal arxan darro ah oo ka dhacay gobollada Sool...

Dowladda Soomaaliya iyo WHO oo xoojinaya iskaashiga horumarinta caafimaadka

Dubrovnik, Croatia – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Agaasimaha Gobolka Yurub...

Kenya oo masaafurisay ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya

MUQDISHO - Kenya ayaa toddobaadkan dalkeeda ka musaafurisay ra'iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya, kaddib markii lagu eedeeyay inuu si musuqmaasuq ah ku...