QM oo sheegtay in Somalia ka caawin doonto horumarinta xuquuqul insaanka
MUQDISHO (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa axaddii dib u xaqiijisay in ay si dhab ah u taageereyso Soomaaliya si ay si buuxda ugu dhaqan gasho Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ku sugan tahay marxalad muhiim ah oo horumarineed oo diiradda...
Al-Shabaab attacks AU military base in southern Somalia
AFGOYE, Somalia – The Al-Qaeda-linked Al-Shabaab fighters have attacked the AU military base in the Lower Shabelle region, which borders Mogadishu, the Somali capital.
A face-to-face battle erupted following the ambush attack, which raged on for several hours between the attackers and the African Union soldiers, who managed to defend their camp.
Al-Shabaab claimed it inflicted losses on the ATMIS forces,...
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday xerada ATMIS ee magaalada Buulomareer
AFGOOYE (SMN) – Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar ku qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, kaas oo dhacay xalay, sida ay shaaciyeen saraakiisha laamaha amniga.
Weerarka ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo dhex-maray ciidamada Uganda oo degan saldhigga la weeraray iyo Al-Shabaab, kaas oo qaatay saacad ka badan.
Al-Shabaab...
Somali FM stresses importance of humanitarian diplomacy at Doha Forum 2023
DOHA, Qatar - On Monday, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, Abshir Omar Jama, delivered a statement at the Doha Forum, emphasizing the importance of humanitarian diplomacy and the need to put human wellbeing first.
Amid the backdrop of the war on Gaza, the minister highlighted the crucial role of humanitarian diplomacy...
Somalia participates Second China-Indian Ocean Region Forum on Blue Economy Cooperation in Kunming
Kunming, China - The Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Isaak Mohamud Mursal, participated on Saturday in the 2nd China-Indian Ocean Region Forum on Blue Economy Cooperation, held in Kunming, the capital of Southwest China’s Yunnan province.
The Deputy Foreign Minister addressed the Forum, expressing gratitude to China for hosting the event. He stressed the importance...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay Jubbaland
KISMAAYO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa dekedda weyn ee magalaada Muqdisho, waxaa ay dirtay Dooni sida shixnad mucaawino gargaar ah taas oo maalmaha soo socda lagu wado in ay gaarto magaalada kismaayo.
Gargaarkaan ayaa gaaraya in ka badan 900 oo Tan oo raashin ah, waxaana shixnadaan gargaar oo hore dowladda ruushka dalkeena ugu deeqday lagu...
Ciidamada Booliska oo soo xiray haween jirdil u gaystay wiil dhalinyaro ah
MUQDISHO (SMN) - Dhowrkii saac ee lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada qabsaday muuqaal soconayay dhowr daqiiqo oo ay kasoo muuqdeen koox dumar ah oo jirdil xoogan u gaysanaya wiil dhalinyaro ah.
Wiilka dhalinyarada ah ayaa la sheegay in shirqool ahaan loogu ballamiyay guriga ku yaalla degmada Waabari, kadibna ay fal xadgudub ah kula kaceen kooxda haweenka ah.
Taliska booliska Gobolka Banaadir...
Soomaaliya iyo Canada oo ka wada-hadlay kor u qaadidda xiriirka labada dal
DOOXA (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kulan ku wada yeeshay wasiirka horumarinta Caalamiga ah ee Canada mudane Axmed Xuseen.
Labada wasiir ayaa kawada hadlay kor u qaadidda xiriirka Diblumaasiyaddeed ee labada dal, taageerada Dibadda ee Canada u qoondaysay dalalka Afrika iyo sidii Soomaaliya uga faa’iidaysan lahayd, gaar...
Death toll from flooding in Somalia climbs to 120 people
MOGADISHU, Somalia - The commissioner of the Somali Disaster Management Agency, SODMA announced that the death toll from the floods has now reached 120 people.
Mohamud Moaalin said that the deaths were reported in Bay, Gedo, and Lower Jubba, the most hit regions, where over one million people have been uprooted by the floods.
"Due to the floods, we recorded the...
Maxamed Cabdi Waare oo loo magacaabay ku xigeenka xoghayaha guud ee IGAD
JABUUTI (SMN) - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa SONNA u xaqiijiyay in Urur Goboleedka IGAD uu u magacaabey Maxamed Cabdi Waare inuu noqdo Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud ee IGAD.
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magacaabista kuxigeenka xoghayaha IGAD ku tilmaamay guul diblomaasiyadeed oo ay dowladda Soomaaliya ku tilaabsatay.
“Waa Guul...











