Somalia’s Former Interior Minister Announces Presidential Run, Signaling Split with President Hassan Sheikh
Mogadishu, Somalia — Abdirahman Mohamed Hussein (Odawaa), Secretary-General of the Justice and Solidarity Party (JSP), has confirmed he will run for Somalia’s presidency in the 2026 elections, in a statement to Shabelle Media Network.
Odawaa said he would soon unveil his campaign platform to supporters but emphasized that he and his political allies have already agreed on his candidacy for...
Xildhibaan Odawaa oo shaaciyay inuu u taagan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2026
Muqdisho - Xoghayaha Guud ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka(JSP), Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), ayaa Shabelle tv u xaqiijiyay inuu u taagan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2026.
Odawaa ayaa sheegay in qorshaha uu doorashada ku galayo uu dhawaan taageerayaashiisa u soo bandhigi doono. Balse hadda, wuxuu xaqiijin karaa in isaga iyo kooxdiisu go’aamiyeen inuu isu taago xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...
Maamulka Gobolka Bakool iyo Degmada Xuddur oo si adag uga hor yimid Madaxweyne Laftagareen
Xuddur – Maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmada Xuddur ayaa si adag uga hor yimid Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), iyagoo ku eedeeyay inuu si sharci darro ah xilka ugu joogo maamulkaasi.
War ay si wadajir ah u soo saareen mas’uuliyiinta gobolka iyo degmada ayaa lagu sheegay in ay taageero buuxda la garab taagan yihiin...
Madaxweyne Laftagareen oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed
Baydhabo – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, kuwaas oo loo diyaariyey xoojinta amniga deegaannada maamulkaasi.
Cutubyadan ayaa intii uu socday tababarku lagu baray xirfado muhiim ah oo la xiriira ilaalinta amniga, la dagaallanka falalka lidka ku ah...
Danjire Jabril oo kumannaan Muslimiin ah kala qaybgalay Salaadda Ciidda
Nairobi - Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa maanta kala qaybgalay kumanaam Musliin ah dukashada Salaadii ciida oo lagu qabtay masjidka weyne ee ku yaalo suuqa BBS mall ee xaafadda Easleight oo ah xaafadd ay degan yihiin dadka Soomaalida.
Danjire Jabril oo saxaafadda la hadlay Salaada
ka dib ayaa yiri, “Aniga oo ku hadlaya magaca Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kan umadda Soomaaliyeed...
Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo soo ban dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab
Afmadow – Ciidamada Daraawiishta ee maamulka Jubbaland ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanno ku teedsan waqooyiga magaalada Afmadow, halkaas oo ay ku soo qabteen xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay howdka ku yaalla aaggaasi.
Ciidamada Daraawiishta ee degmada Afmadow oo horay ula socday dhaqdhaqaaqa xubnahan ku dhuumaaleysanayay deegaannada miyiga ee hoos yimaada degmada, ayaa weerar qorshaysan ku...
Somali President Marks Eid with Troops and Civilians in Gandarshe
MOGADISHU — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud celebrated Eid al-Fitr on Friday alongside members of the national armed forces and civilians in Gandarshe, a coastal area in the Lower Shabelle region, officials said.
The president extended his Eid greetings to the Somali people, describing the holiday as a symbol of unity, compassion and solidarity among Muslims.
During his visit, Mohamud reflected...
SoDMA oo biyo dhaamin gaarsiisay deegaanno ka tirsan gobolka Baay
Bay — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa gurmad biyo dhaamin ah gaarsiisay deegaannada Daaniyaa iyo Majiido oo hoos taga degmada Bardaale ee gobolka Baay.
Gurmadkan ayaa qeyb ka ah dadaallada socda inta lagu guda jiro Todobaadka Gurmadka Abaaraha, si loo yareeyo saameynta abaarta ba’an ee ku habsatay bulshada ku nool...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gandarshe kula ciidday ciidamada xoogga dalka
Gandarshe, Soomaaliya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cutubyo ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida iyo dad shacab ah kula ciidday deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellada Hoose munaasabadda Ciidul Fitriga.
Madaxweynaha ayaa hambalyo la wadaagay shacabka Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay in Ciidul Fitrigu ay astaan u tahay is-jacaylka, midnimada iyo is-garab istaagga bulshada Muslimiinta ah.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
Former Somali President Extends Eid Greetings, Honors Fallen Soldiers’ Families
MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo on Friday extended Eid al-Fitr greetings to the Somali people, marking the end of the holy month of Ramadan.
In a statement, Farmaajo said he prayed for the acceptance of good deeds performed during Ramadan, including fasting, prayers and acts of charity.
He also emphasized the importance of remembering the children...











