Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo war kasoo saaray dagaal ka dhacay Jasiira
AFGOOYE (SMN) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose, Maxamed Ibraahim Barre oo shir jaraa'id u qabtay warbaahinta ayaa ka warbixiyay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Jasiir ee duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Booliska Gobolka Banaadir iyo Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Barre ayaa ku eedeeyay ciidamada Booliska inay weerar ku qaadeen ciidamada Koonfur Galbeed oo ku sugnaa kastam...
East African Community Safeguards State Sovereignty (Somalia)
The treaty within the East African Community, known as the Treaty for the Establishment of the East African Community, plays a crucial role in promoting and protecting the sovereignty of its member states. By providing a framework for cooperation and integration, the treaty ensures that the participating nations retain their independence while benefiting from regional cooperation in various sectors...
Sawirro: R/Wasaaraha XFS oo booqday barakacayaal ku sugan Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday deegaanka Lugloow ee ay ku soo baraceen dadka ay guryahoodii daadadku qaadeen iyo duleedka Yoontooy oo kamid ah meelaha ay daadadku xireen.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dul istaagay burburka ku yimid jidadka isku xira deegaannada iyo caqabadaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magacaabay Ergay cusub
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka u magacaabay Mudane Xil.dhibaan Cumar Ibraahim Xaashi.
Ergeyga Xasilinta iyo Ilaalinta Rayidka ayaa u xilsaaran xakameynta qasaaraha rayidka ah ee ku sugan deegaannada ay ka socdaan howlgallada xoreynta dalka iyo Xasilintooda , waxa uuna Madaxweynuhu kula dardaarmay...
DF Soomaaliya oo markii u horreysay bixisay shahadaada Amniga diyaaradaha
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa guddoonsiisay shirkadda Freedom Airlines oo ka mid ah shirkadaha duulimaadyada dalka shahaadada barnaamijka amniga (Airline Security Programe) , kaddib markii ay shirkadda buuxisay dhammaan shuruudihii looga baahnaa.
Maareeyaha guud ee hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa shahaadada ku wareejiyay maamullaha Freedom Airlines ee Soomaaliya,Mudane Mukhtar Xaamud.
“ Maanta...
Somali PM Hamza Abdi Barre lands in Kismayo for maiden visit
KISMAYO, Somalia - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Barre has on Sunday touched down at Kismayo airport, taking off from the capital, Mogadishu, his office said.
The leader of Jubaland Ahmed Madobe, his deputy, members of Jubaland state parliament, and cabinet were spotted lined up in the airport for the reception of the prime minister.
In a statement, the...
Somali president confirms UN Security Council to lift arms embargo next month
MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mahamud announced Saturday that the UN Security Council arms embargo on Somalia will be lifted next month.
Mahamud told parliamentarians that his government was committed to achieving five national targets.
“We had five national targets this year including liberating the country from al-Shabaab, removal of the arms embargo, admission to the East Africa Community...
Ra’iisul wasaare Xamza oo gaaray magaalada Kismaayo + Sawirro
KISMAAYO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxwene ku-xigeennada, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Jubbaland.
Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ee Jubbaland ayaa la xiriira u kuurgelidda...
Madixii baadda Al-Shabaab ee Galmudug oo lagu xukumay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Xaashi Garaad Cali Caalin (Yaxye) ayaa lagu soo eedeeyay in uu Al-Shabaab u qaabilsanaa Maaliyadda Lacagaha baadda ah.
Waxa uu Maleeshiyada Alshaabab ku biiray 2013kii, isaga oo u qaabilsanaa Maaliyadda Mudug iyo Galgaduud kana holwgali jiray Xarardheere, Joowle Caad iyo Bacaadweyn.
Waxa laga soo qabtay deeganka Baraak Ciise ee gobolka Mudug Todobadii bisha July ee sanadkan.
Xaashi iyo dhagar...
Somalia: Top military official survives from IED explosion in capital
MOGADISHU, Somalia - The capital of Somalia, Mogadishu was hit by a deafening explosion on Saturday night, shattering a relative calm, police said.
The blast from an IED attached to the wall of a house belonging a Somali military official happened in Hodon District during the midnight.
The SNA officer escaped unhurt from the attempted assassination, according to police sources who...











