Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia: Top military official survives from IED explosion in capital

MOGADISHU, Somalia -  The capital of Somalia, Mogadishu was hit by a deafening explosion on Saturday night, shattering a relative calm, police said.   The blast from an IED attached to the wall of a house belonging a Somali military official happened in Hodon District during the midnight. The SNA officer escaped unhurt from the attempted assassination, according to police sources who...

Somalia: Nearly 100 die in floods from heavy rains in a month

MOGADISHU, Somalia  - The number of people killed by floods from heavy rains in Somalia has risen to nearly 100, state news agency SONNA said Saturday.   "Somalia's flood death toll climbs to 96," SONNA said in a post on X, formerly Twitter, adding the figure had been confirmed by Mahamuud Moallim, the head of the country's disaster management agency. Like the...

Somali Military Court sentences Al-Shabaab Finance Officer to priso

MOGADISHU, Somalia  - Hashi Garad Ali Aalin (Yahye), who was found guilty of overseeing Al-Shabaab's money laundering, was given a ten-year military prison sentence by the Court of the Armed Forces of Somalia.   The prosecution of the court said that he joined al-Shabaab in 2013, he was in charge of Mudug and Galgaduud finances and was in charge of Harardhere,...

Ku dhowaad 100 qof oo bishan November ku dhintay gudaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Soomaaliya ee SONNA, dadka ku dhintay fatahaadda wabiyada iyo daadadki ka dhashay roobka deyrta ee wali ka da’ya qeybo ka mid ah Soomaaliya, ayaa waxaa ku dhintay ilaa 96 qof.   SONNA, ayaa tirada dhimashada rasmiga ah ka soo xigatay agaasimaha hey’adda Maareynta iyo Masiibooyinka Qaranka, hase yeeshee wariyaha VOA-da ee Soomaaliya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalab culus u gudbiyay BF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baarlamaanka federaalka kala hadlay arrimo ku aadan heshiiskii ay horay u gaareen xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka ee wax looga beddalayo dastuutka KMG ka ah.   Madaxweynaha ayaa sheegay in heshiiskaas uu yahay mid siyaaasadeed, ayna gaareen hoggaamiyeyaasha dalka, gaar ahaan madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamulada. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in...

Faahfaahino kasoo baxaya qarax xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxa miino oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodan ee gobolka Banaadir.   Qaraxa oo xooganaa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu xiray guriga uu dagan yahay sarkaal ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo ku yaalla Waaxda Kacaan ee degmadaasi. Wararka ayaa sheegaya in xilliga la...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay sarkaal ka socday Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa Kulan kula qaatay Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya Gaashaanle Sare Bariş Bulut.   Taliyaha  iyo Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee dowlada Turkiga ayaa ka wada hadlay Xoojinta tababarada iyo Qalabeynta Ciidanka  Kumaandooska Gor Gor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dowlada Turkiga ayaa ka Mid ah Dowladaha...

Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir ku saabsan diyaargarowga COP28 oo 30-ka November ka furmi doona magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka-ka Carabta.   Kulanka ayaa lagu soo bandhigay qorshaha Xukuumadda #DanQaran ee ku aaddan shirka isbeddelka cimillada ee COP28 iyo qorshooyinka cadcad ee Soomaaliya shirkaasi la tagaysi, si wax looga qabto...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta furay Kalfadhigga 4-aad ee Baarlamaanka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 1-aad ee labadda Gole Baarlamaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Madaxweynaha Xasan ayaa Golaha Baarlamaanka u jeediyey khudbad dhinacyo taabaysa taas oo nuxurkeedu ahaa gulufka dagaal ee dowladdu ku qaaday kooxaha khawaarijta kaas oo guul weyn laga gaadhay. Sidoo kale Madaxweyne Xasan...

Somalia to attend COP28 in Dubai, UAE

MOGADISHU, Somalia  -  The prime minister of Somalia chaired preparatory meeting in Mogadishu on Saturday ahead of a global climate change conference in Dubai, the United Arab Emirates (UAE).   COP28 is scheduled from Nov. 30 to Dec. 12 in Dubai with more than 70,000 participants, including government leaders, heads of non-government organizations, businesses, youth delegates and other related parties. Due to...

WARAR KALE

Somalia Army Chief Visits Elite Forces Base, Urges Troops to Intensify Operations

MOGADISHU, Somalia — Somalia's army chief, Brig. Gen. Ibrahim Mohamed Mahmoud, visited the Balidogle military base on Saturday, where he inspected elite units and...

Central African Republic declares cholera outbreak

Bangui, Central African Republic – The Central African Republic government has officially declared a cholera outbreak in the country, after confirming 197 cases, including...

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika oo ku dhawaaqday dilaaca cudurka daacuunka

Bangui, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika – Dowladda Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika ayaa ku dhawaaqday in cudurka daacuunka uu ka dillaacay dalka, kadib markii la xaqiijiyay 197...