Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Markab ka badbaaday isku-day afduub meel ku dhaw xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -  Koox loo maleynayo burcad badeed ayaa gacanta ku dhigay oo markii dambena sii daayay markab lala xiriirinayo Israa’iil oo marayay xeebaha Yemen, gaar ahaan biyaha gacanka Cadmeed oo ku dhaw dalka Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada badda ee Mareykanka.   Markabka Central Park oo ah nooca shidaalka qaada ayaa marayay xiliga weerarka meel 110 kiiloomitir waqooyi bari...

At least 1 killed, houses torched by al-Shabab militants in coastal Kenya

NAIROBI, Kenya - At least one person was killed and several houses were burnt in a raid on two villages in Kenya's coastal Lamu county, a government official confirmed on Sunday.   Lamu County Commissioner Louis Rono said heavily armed assailants raided Marafa and Poromoko villages at around 9 p.m. on Saturday and set several houses ablaze. According to Rono, the police...

Somalia: PM Hamza Abdi Barre meets southern flood victims

KISMAYO, Somalia - The prime minister of Somalia wade through the mud to meet the internally displaced people who were displaced by floods in the Lower Juba region.   At least 96 people died and nearly two million were displaced in floods from torrential rains that caused havoc in the Horn of Africa country, which already facing numerous challenges. Accompanied by...

Xamza oo xarigga ka jaray xarunta Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre  oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam , ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka dowlad-goboleedka Jubbaland oo loo dhisay qaab-casri ah.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in hirgelinta xarunta cusub wasaaradda ay ku soo aadday xilli muhiim ah oo gobolka ay ka...

Daawo: Xildhibaano ku dhawaaqay Kutlad la magac baxday Toosin Qaran

MUQDISHO (SMN) - Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqay Kutlad la magac baxday Toosin Qaran.   Xildhibaanadan oo u badan kuwa mucaarad ah ayaa sheegay inay u taagan yihiin ilaalinta dastuurka dalka iyo xeer hoosaadka Golaha Shacabka Soomaaliya. Sidoo kale waxa ay ka horyimaadeen qodobadkii kasoo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka iyo wax ka beddalka...

WHO scales up cholera response in Somalia as death toll hits 42

MOGADISHU, Somalia -- The World Health Organization (WHO) said Sunday it's ramping up response to prevent cholera transmission in Somalia as flash floods from heavy downpours intensify across the country.   The WHO said since January, a total of 45, 266 new suspected cases of cholera including 42 associated deaths were reported from 29 districts of Somalia, four of which are...

XFS oo shaacisay inay ka cabsi qabto xanuuno ka dilaaca fatahaadaha dalka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa war cusub kasoo saaray xaaladda adag ee ka jirta dalka, gaar ahaan fatahaadaha ku dhuftay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay inay ka cabsi qabaan cuduro ka dilaaca meelaha ay biyaha fadhiyaan, isaga oo tilmaamay in arintaas ay wax ka qaban doonaan. Sidoo kale waxa...

Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo war kasoo saaray dagaal ka dhacay Jasiira

AFGOOYE (SMN) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose, Maxamed Ibraahim Barre oo shir jaraa'id u qabtay warbaahinta ayaa ka warbixiyay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Jasiir ee duleedka magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Booliska Gobolka Banaadir iyo Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.   Barre ayaa ku eedeeyay ciidamada Booliska inay weerar ku qaadeen ciidamada Koonfur Galbeed oo ku sugnaa kastam...

East African Community Safeguards State Sovereignty (Somalia)

The treaty within the East African Community, known as the Treaty for the Establishment of the East African Community, plays a crucial role in promoting and protecting the sovereignty of its member states. By providing a framework for cooperation and integration, the treaty ensures that the participating nations retain their independence while benefiting from regional cooperation in various sectors...

Sawirro: R/Wasaaraha XFS oo booqday barakacayaal ku sugan Kismaayo

KISMAAYO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday deegaanka Lugloow ee ay ku soo baraceen dadka ay guryahoodii daadadku qaadeen iyo duleedka Yoontooy oo kamid ah meelaha ay daadadku xireen.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa dul istaagay burburka ku yimid jidadka isku xira deegaannada iyo caqabadaha...

WARAR KALE

Xisbiga JSP oo Soo Bandhigay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Doorashada soo socota

MUQDISHO  - Waxaa si habsami leh Xarunta Dhexe ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ugu qabsoomay kulan ballaaran oo ay ka qaybgaleen hoggaanka,...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeer Ku Tagay Saldhigga Balidoogle

Balidoogle - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga, ayaa booqasho shaqo ku tagay Saldhigga...

Wafdi ka socda Aqalka Sare oo Ka Qeyb Galay Shirweynaha Baarlamaanka Carabta ee Qaahira

Qaahira, Masar – Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee...