Somali police fends off a suicide explosion in the capital’s green zone
MOGADISHU, Somalia - The Somali police foiled a suicide bombing last night near the Sayidka Intersection in Mogadishu, a green zone, where the top offices are located.
A statement issued by the Somali Police Command said that the bomber who blew himself up in the area wanted to pass a checkpoint of the security forces at Sayidka Junction.
"Last night around...
Ciidan ka qayb qaadanaya dagaalka Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Xinlabi
GAALKACYO (SMN) - Wafdi balaaran uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Wasarada Arimaha Gudaha Federalka iyo dib uheshiisinta Galmudug Cumar Maxamed Diiriye Omar Guureye ayaa magaalada Xinlabi ee gobolka Mudug kula wareegay Ciidamo dadka deegaanka ah kuwaas oo u diyaarsan ka qeyb galka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. waxaana ciidamada ku wareejiyey maamulka iyo shacabka Xinlabi.
Munaasabada ciidanka lagu wareejiyey waxaa goobjoog...
Jubbaland oo war kasoo saartay daadad ku dhuftay gobolka Gedo
DOOLOW (SMN) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka & maareynta musiibooyinka Jubbaland Maxamed Cismaan Jeemis ayaa ka warbixiyay xaaladda gobolka Gedo, kadib daadad xoogan oo ku dhuftay gobolkaasi.
Jeemis ayaa shaaca ka qaaday in saacadihii lasoo dhaafay wabiga Jubba uu ku fatahay gudaha degmada Doolow ee gobolka Gedo, isla-markaana uu gaystay khasaare xoogan.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in wabiga uu...
Faahfaahinta qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay maqaaxi ku taalla agagaarka isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo jugtiisa si xoogan looga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa, kaas oo ay rasaas ku fureen ciidamada ammaanka oo markii horaba...
Uganda court tries army officers over peacekeepers attack in Somalia
KAMPALA, Uganda - The Ugandan military on Thursday said a court martial temporarily sitting in Mogadishu, Somalia, has begun the trial of two of its senior army officers accused of "cowardice" following the deadly attack on peacekeepers by the militant group Al Shabaab in Somalia in May.
The General Court Martial (GCM) chaired by Brig Gen Robert Mugabe is trying Maj Steven Oluka...
In 2nd year, HSF to cover fuel costs for largest Maternity & Children Hospital
MOGADISHU, Somalia - The Banadir Maternity and Children's Hospital in Mogadishu has yet again benefited from the Hormuud Salaam Foundation, which has been working closely with the public sector to improve various departments via Corporate Social Responsibility .
Hormuud Salaam Foundation- the charity arm of Hormuud Telecom and Salaam Somali Bank pledged to cover fuel costs for the hospital for...
Cabdiweli Gaas oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulka Puntland
GAROOWE (SMN) - Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland, Mudane Cabdiwali Cali (Gaas) oo wareysi gaar ah siiyay VOA ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee maanulkaasi, gaar ahaan muranka hareeyay doorashooyinka ee u dhexeeyo madaxweyne Saciid Deni iyo xubnaha mucaaradka ah.
Ugu horreyn Gaas ayaa soo dhaweeyay go’aanka kasoo baxay Isimada Dhaqanka, waxaana uu sheegay in marka hay'adaha dastuuriga ah...
Safiirka JFS ee Sacuudiga oo la kulmay howlwadeenada Qunsuliyada Jiddah
RIYAD (SMN) - Danjiraha cusub ee safaaradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Sacuudi Carabiya Mudane Aweys Xaaji Yuusuf ayaa magaalada Jiddah kula kulmay maamulka Qunsuluyadda Soomaaliya ay ku leedahay dalkaasi.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa la socodka howlaha shaqo ee ka socda xarunta qunsuliyadda iyo sida loo maareeyo bixinta adeehayo bulshada ee ku dhaqan dalkaasi.
Danjiraha cusub ee safaaradda Dowladda Federaalka Soomaaliya...
ATMIS, Somali forces intensify joint fight against al-Shabab amid drawdown pause
MOGADISHU -- The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said on Thursday that it has intensified its joint military offensives with Somali security forces despite a three-month technical pause to the second phase of the drawdown of the ATMIS troops.
ATMIS Force Commander Sam Okiding said following the technical pause, which was requested by Somalia, ATMIS has reorganized its...
Somalia’s Chief Justice Stands Tall with Journalists, Breaking the Chains of Impunity on International Day to End Crimes
Mogadishu, November 2, 2023: The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the African Mission in Somalia (ATMIS) joined hands to mark the International Day to End Impunity for Crimes against Journalists. This event, in line with the African Union’s Silencing the Guns in Africa Initiative, was organised to bring attention to the critical importance of seeking justice and...












