Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxkamadda ciidamada oo digniin culus u dirtay ciidamada Xoogga dalka

BAYDHABO (SMN) - Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida qaybta 60-aad Gaashaanle Sare Sheekh Aadan Abuukar Maxamed ayaa khudbad dardaaran ah u jeediyay ciidamada xasilinta ee ku sugan gobolka Baay.   Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay ciidamada in aysan ku xadgudbin shacabka ku dhaqan deegaanada ay ka howlgalayaan, maadaama loo soo tababaray ilaalintooda. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in askarigii dil gaystaa ama...

Qarax miino oo lagu xiray guri ku yaalla degmada Dayniile

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax miino oo xalay ka dhacay guri ku yaallo degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.   Guri uu daganaa guddoomiye waaxeed ka tirsan maamulka degmada Dayniile ayaa lagu soo warramayaa in lagu dhajiyay miinada, kadibna la qarxiyay. Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa Shabelle u sheegay in xilliga uu qaraxaasi dhacayay uu goobta joogay...

Guddoomiye Abshirow oo kulamo ka wada magaalada Luanda + Sawirro

LUANDA (SMN) - Guddoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow Ayaa maanta magaalada Luanda kula kulmay Guddoomiye ku-xigeenka Barlamaanka dalka Angola Mudane Raul Augusto Lima waxaana ku wahlinayay Xildhibaanada labada golle ee BJFS Xoghayaha Guud Ee Aqalka Sare Xoghaye ku-xigeenka Golaha Shacabka BJFS.   Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ugu horeyn Guddoomiye Ku-xigeenka Barlamaanka Dalka Angola ugu...

Erdoğan, Somalia’s Mohamud discuss ties, regional issues

ISTANBUL - Turkish president Recep Tayyip Erdoğan has received his Somali counterpart President Hassan Sheikh Mohamud in Istanbul, Turkish diplomatic sources said Friday.   The pair discussed bilateral relations and international developments at a closed-door meeting. They were accompanied by Turkish National Defense Minister Yaşar Güler, Industry and Technology Minister Mehmet Fatih Kacır and the Somali delegation, sources said. The raging conflict between...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

ISTANBUL (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, xoojinta iskaashiga, wadajirka iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya labada shacab ee walaalaha ah.   Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyne Ordogan miro-dhalka wajiga koowaad ee halganka dalka...

Somalia introduces new law to curb maritime crimes

MOGADISHU, Somalia - The Somali government on Thursday approved a bill aimed at enhancing efforts to combat maritime crimes such as piracy and kidnapping, with the goal of ensuring the safety of the country's extensive coastline for economic activities.   The anti-piracy and anti-kidnapping bill, which outlines severe penalties for individuals involved in maritime crimes, was presented to the cabinet by...

Political Crisis Grips Jowhar District as Local Council Formation Faces Serious Challenge

MOGADISHU, Somalia  - The formation of a local council in Jowhar district has descended into deeper turmoil as serious problems persist. The Gaalje'el and Hawalde clans, both key players in the creation of the Hirshabelle State, have voiced their strong discontent.   President Ali Gudlawe Hussein of Hirshabelle recently took drastic measures to suppress dissenting voices. He deployed forces to disperse...

Guuleed oo war cusub kasoo saaray wadahadallada DFS iyo Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland Cabdikariim Xussen Guleed ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay raadinta midnimada dalka iyo qancinta cid kasta oo qabta dareen tabasho.   Ergayga oo Ka hadlay xaflad qallinjabin ah ayaa qiray  in aysan jirin Wax isbadal ah oo ku yimid siyaasadda dowladda FS ee ku aadan Wadahadallada Soomaaliland. Ergayga Madaxweynaha JFS ee...

Faahfaahino kasoo baxaya howlgal laga sameeyay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa xalay howlgallo culus ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir   Howlgalkan oo ahaa amni xaqiijin ayaa waxaa horkacayay taliyaha booliska saldhiga Kaaraan Kabtan Cabdiqani Xasan Fooley, kaas oo la hadlay qaar kamid ah dadka deegaanka. Taliyaha ayaa sheegay in haatan uu wanaagsan yahay amniga degmada...

Sawirro: Aadan Madoobe oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka

WASHINGTON (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka.   Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdigiisa lawadaageen xaalada guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka, iyagoona...

WARAR KALE

Prime Minister Abiy Discusses Bilateral Ties with Somali President

Addis Ababa, June 30, 2026 (ENA) — Prime Minister Abiy Ahmed held bilateral discussions on Monday with President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia to...

At least 3 people killed in flash floods in Ghana

Accra, Ghana – At least three people have died after torrential rains caused severe flooding in parts of the Ghanaian capital, Accra.   Emergency teams used...

Ugu yaraan 3 qof oo ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo...

Accra, Ghana – Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen daadad xooggan oo saameeyay qaybo badan oo...