Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

ISTANBUL (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, xoojinta iskaashiga, wadajirka iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya labada shacab ee walaalaha ah.   Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyne Ordogan miro-dhalka wajiga koowaad ee halganka dalka...

Somalia introduces new law to curb maritime crimes

MOGADISHU, Somalia - The Somali government on Thursday approved a bill aimed at enhancing efforts to combat maritime crimes such as piracy and kidnapping, with the goal of ensuring the safety of the country's extensive coastline for economic activities.   The anti-piracy and anti-kidnapping bill, which outlines severe penalties for individuals involved in maritime crimes, was presented to the cabinet by...

Political Crisis Grips Jowhar District as Local Council Formation Faces Serious Challenge

MOGADISHU, Somalia  - The formation of a local council in Jowhar district has descended into deeper turmoil as serious problems persist. The Gaalje'el and Hawalde clans, both key players in the creation of the Hirshabelle State, have voiced their strong discontent.   President Ali Gudlawe Hussein of Hirshabelle recently took drastic measures to suppress dissenting voices. He deployed forces to disperse...

Guuleed oo war cusub kasoo saaray wadahadallada DFS iyo Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland Cabdikariim Xussen Guleed ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay raadinta midnimada dalka iyo qancinta cid kasta oo qabta dareen tabasho.   Ergayga oo Ka hadlay xaflad qallinjabin ah ayaa qiray  in aysan jirin Wax isbadal ah oo ku yimid siyaasadda dowladda FS ee ku aadan Wadahadallada Soomaaliland. Ergayga Madaxweynaha JFS ee...

Faahfaahino kasoo baxaya howlgal laga sameeyay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa xalay howlgallo culus ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir   Howlgalkan oo ahaa amni xaqiijin ayaa waxaa horkacayay taliyaha booliska saldhiga Kaaraan Kabtan Cabdiqani Xasan Fooley, kaas oo la hadlay qaar kamid ah dadka deegaanka. Taliyaha ayaa sheegay in haatan uu wanaagsan yahay amniga degmada...

Sawirro: Aadan Madoobe oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka

WASHINGTON (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka.   Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdigiisa lawadaageen xaalada guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka, iyagoona...

Xamza oo magacaabay Golaha Hanaanka Casriyeynta iyo Isbedelka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leyahay in lagu dhiso, laguna  kobciyo isbeddelka horseedaya Horumar waara, isla markaana saldhig u noqon doona Soomaaliya xasiloon, Maamul hufan leh, Dhaqaale ahaanna isku filan.   Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya ayaa abuuraya  dadaalo isku dhafan oo...

Madaale oo dhagax dhigay dhismaha Laami laga hirgelinayo Dharkenley

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Dabakaaya Madow iyo Macalin Nuur ee degmada Dharkeenley, taas oo muhiim u ah isku socodka degmooyinka qeybta galbeed. Duqa Muqdisho oo la hadlay warbaahinta ayaa yiri, “Meeshaan culeys ayaa ka jiray haddase waa laga baxay, waxaana u...

Heavy fighting between Al-Shabaab and SNA reported in central Somalia

MOGADISHU, Somalia - A heavy battle was reported to take place on Thursday morning in the village of Aag Sibiri under the Farlibah town of ​​the Hiran region.   The fight which was between the Somali forces backed by clan militia on one side and the Al-Shabaab group came after the militants attacked an army post in the rural locality. The casualties...

WHO scales up response to tackle cholera in Somalia amid heavy rains

MOGADISHU, Somalia - The World Health Organization (WHO) said Wednesday that it is ramping up response to curb cholera transmission in Somalia as heavy rains continue to pound several parts of the country.   The WHO said Somalia has had uninterrupted cholera transmission in 29 drought-affected districts since 2022 and in the Banadir region since the drought of 2017. A total...

WARAR KALE

Somalia chairs meeting of African ambassadors in Cairo to strengthen continental cooperation

CAIRO — Somalia chaired the regular meeting of the Group of African Ambassadors in Cairo on Tuesday, with diplomats discussing ways to strengthen continental...

African Union, EU discuss support for Somalia security mission amid visa tensions

MOGADISHU — The head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held talks on Tuesday with senior European Union officials...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...