Jubbaland oo laga dareemay saan-saanta xaaladda El Niino
KISMAAYO (SMN) - Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa soo saartay digniin cusub oo la xiriirta roobabka duufaanta iyo dabaylaha wata ee El Niino.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Maxamed Cusmaan Jeemis ayaa sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la dareemay saan-saanta El Niino.
Roobab dabaylo wata oo maanta ka da'ay degmada Ceelwaaq ee gobolka...
Madaxweyne Deni oo amar culus siiyay saraakiisha amniga Puntland + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo la kulmay saraakiisha ammaanka ee maanulkaasi ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka Garoowe iyo deegaanada kale ee Puntland.
Saciid Deni ayaa faray saraakiisha amniga, gaar ahaan kuwa booliska inay qaadaan tallaabooyin lagu sugayo nabad-gelyada, maadaama uu maamulka wajahayo xaalado siyaasadeed oo la xiriira doorashada kusoo foodka leh.
Sidoo kale wuxuu intaas kusii daray...
UN security council to hold a meeting on the situation in Somalia
NEW YORK - The Security Council will convene for an open briefing, followed by closed consultations, on the situation in Somalia. The expected briefers are Special Representative of the Secretary-General for Somalia and head of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) Catriona Laing and Special Representative of the AU Commission Chairperson (SRCC) for Somalia and head of the AU...
Somali president visits Southwest State as army offensive looms
BAIDOA, Somalia - The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud arrived in Baidoa, the interim capital of Southwest State on Wednesday.
The president was warmly welcomed at the Baidoa airport by the regional leader Abdiaziz Laftagareen, and other officials while the security has been extremely beefed up.
The purpose of the President's trip to Baidoa is said...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalda Baydhabo + Sawiro
BAYDHABA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha waxaa halkaas ku soo dhaweeyay Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed, goleyaasha kala duwan iyo bulshada Koonfur-galbeed.
Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu joogo Baydhaba booqan doona deegaanno ka tirsan Koonfur Galbeed, isaga oo xoogga saaraya abaabulka howlgallada dalka...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo daah-furay xarunta qaran ee Tubsan
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay howlgelinta xarunta Qaran ee ka hortagga iyo la-dagaallanka fikirka xagjirka ah ee Tubsan.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa xusay in la wiiqay awooddii Khawaarijta ee dhinacyada dhaqaalaha, fikirka iyo ciidanka, taas oo keentay in dhallinyarada Soomaaliyeed ee ay marin habaabiyeen ay dib uga soo laabanayaan afkaartii...
Somalia joins chorus of condemnation over Gaza hospital attack
MOGADISHU, Somalia - Somalia has joined a chorus of condemnation over the bloody Wednesday Israeli airstrike on a hospital in Gaza that killed 500 civilians, mostly children and women.
The Ministry of Foreign Affairs said in a statement that Somalia sends a heartfelt condolence to the victims' families, adding "Hospitals and medical personnel are protected under international humanitarian law,".
"What Israel is...
Chair of Somalia Sanctions Committee Briefs Security Council
NEW YORK - The Security Council entity overseeing sanctions on Somalia recently met twice for informal discussions on the delivery of humanitarian assistance, maritime security, countering terrorism financing, security, and weapons and ammunition management and tracing, its Chair reported today.
Ishikane Kimihiro (Japan), Chair of the Security Council Committee pursuant to resolution 751 (1992) concerning Al-Shabaab, briefed the 15-member organ...
Madaxweynaha Somalia oo qaabilay wasiirka difaaca Kenya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya mudane Aadan Barre Ducaale ayaa kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, xasilloonida gobolka iyo dardar galinta dadaalada mideysan ee lagu ciribtirayo argagixiso.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dul-istaagay dadaallada naf-hurnimada leh ee Shacabka Soomaaliyeed iyo Ciidaanka Xoogga...
US Offers $5M Reward in Hunt for deputy Al-Shabaab leader
WASHINGTON - The United States on Tuesday offered a $5 million reward for information on the whereabouts of a leader of the Somali jihadist group Al-Shabaab.
Abukar Ali Adan, who was officially designated a terrorist by the United States in 2018, is the deputy commander of the extremist group, the State Department said.
It said he is also associated with several...












