DF Somalia oo loogu baaqay inay cadeyso mowqifkeeda dagaalka Israel & Falastiin
MUQDISHO (SMN) - Sheekh Maxamed Idiris oo kamid ah culimada caanka ah ee Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka u dhexeeya Irsael iyo Falastiin, kadib wareysi uu siiyay warbaahinta Shabelle.
Sheekha ayaa sheegay in qadiyadda Falastiin ay tahay mid taabaneysa Muslimiinta, wuxuuna ku baaqay in loo muujiyo garab istaag, si ay uga guulaysato ciidanka Israel.
Sidoo kale waxa uu...
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday deegaan hoostaga degmada Guriceel
GURICEEL (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar culus oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Burijeed oo hoostaga magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa Macawiisleyda oo saldhig ku leh halkaasi.
Ilo wareedyo lagu kalsoonayahay ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in weerarka...
Puntland opposition accuses outgoing president of plotting extension
GAROWE, Somalia - The Puntland opposition alliance has announced that they will not accept a one-person, one-vote election in the region at the end of the mandate of Deni.
In a joint communique, they said that the formation of the Puntland Election Committee was done illegally, therefore it has no legal basis to hold a credible election.
The opposition said...
Kenyan Troops in Somalia Mark Kenya Defence Forces (KDF) Day
MOGADISHU, Somalia - Kenya Defence Forces (KDF) troops serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Saturday held events to mark the KDF Day in honour of the valour and gallantry of the Kenyan soldiers on the frontline.
Observed every year since 2012, KDF Day is a commemoration of the day Kenya launched “Operation Linda Nchi” military...
Ciidamada Jubbaland oo ka hortegay miinooyin lagu aasay duleedka Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Jubbaland ay fashiliyeen weeraro qaraxyo ah, kadib howlgallo ay ka sameeyeen gobolkaasi.
Booliska Jubbaland oo sameeyay howlgalkan ayaa soo saaray miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen inta u dhexeysa deegaanada Buulagaduud iyo Janaay Cabdalle oo ka wada tirsan gobolka Jubbada Hoose.
Dhamme Shukri Faarax Ducaale oo ka...
Two killed, 3 hurt in blast targeting military vehicle in Somali capital
MOGADISHU, Somalia - At least two soldiers were reportedly killed and three others wounded after their vehicle ran over an improvised explosive device in Mogadishu.
The blast occurred on Saturday morning in Wahar-Adde village in Heliwa district. There was no immediate claim of responsibility for the attack, however, police blamed Al-Shabaab.
The targeted soldiers were part of the police mine detection...
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Ugu yqraan 2 Askari ayaa dhimatay 3 kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii gaari ay saarnaayeen qarax miino lagula eegtay Xaafadda Waxaracade ee Degmadda Heliwaa.
Ciidankan oo ka tirsan kuwa miino baarista ee loo yaqaan K9 ayaa la sheegay in gaariga ay la saarnaayeen Eey-da wax urisa ee ka tirsan ciidanka K9, inkastoo aysan jirin wax dhibaato...
SSC people will remain under Puntland during transitional period – Deni
GAROWE, Somalia - The incumbent leader of Puntland Said Abdullahi Deni said that the people of SSC regions will remain part of his Federal State during their transitional period.
Deni's statement came days after the new leader of SSC-Khatumo, Abdulqadir Firdhiye, announced that his people would not participate in the upcoming elections in Puntland.
Firdhiye made the remarks during a forum...
Tight security as Somalia marks 7th anniversary of deadly bombing
MOGADISHU, Somalia - Mogadishu residents and government officials gathered at Zoobe junction in Mogadishu to attend the 7th anniversary of the truck bombing on Oct 14, 2017.
The devastating explosion killed at least 587 people and ranks as one of the deadliest-ever terrorist attacks in Africa involving the use of improvised explosive devices (IEDs).
Another 316 people were injured in the blast,...
Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay arrinta SSC-KHAATUMO
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamul gobloeedka Puntalnd Saciid Cabdullaahi Deni oo hadal jeedin sameeyay xalay ayaa ka hadlay waxyaaba dhowr ah oo ay ka mid tahay marxaladda arrimaha doorashooyinka ee Puntland iyo arrinta SSC-KHAATUMO.
Saciid Deni ayaa farriin gaar ah u diray maamulka SSC, isaga oo sheegay inay Puntland ahaan garab taagan yihiin.
Sidoo kale wuxuu ugu baaqay maamulka cusub ee...











